
Wararkii maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Laba nin oo wejiga u duuban yahay isla markaana hubeeysan ayaa maalintii shalay nin maxbuus ah ka soo furtay isbitaal ku yaalla magaalada Norrköping.Maanta ayaa ku ...
9 Helmi 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ciidammada nabadsugidda Sweden ayaa sheegay in ay u jeedaan khatarta weerar ku wajahan Sweden ay kor u kacday, sida ay ku soo qoreen bartooda Twitter ka. Booliiska ...
8 Helmi 20232min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Baabuurta la geeyo Skrott-ka oo yaraaday. Duulimaadyada diyaaradaha oo dib ugu laabtay heerkii Covid ka hor iyo degmadda Avesta oo dhalleeceyn kaga timid dhanka IVO
7 Helmi 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dad aad u fara badan kuna nool Sweden ayaa ehelkooda waxay ku sugan yihiin goobaha uu dhulgariirku xalay iyo maanta ku dhuftay ee koonfurta dalka Turkiga iyo waqooyiga dalka Suuriya. Waxaa maanta loo ...
6 Helmi 20233min

Wrarkii maanta ee Radiyaha Sweden
Xildhibaanno ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Mareeykanka oo sheegay inaaney ansixin doonin iibka diyaaradaha F-16 ee dalka Turkiga, haddaannu dalkaasi Nato u sii dayn Iswiidhen iyo FInlan...
3 Helmi 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Centerpartiet ayaa maanta doortay hoggaamiye cusub oo baddelay Guddoomiyii hore Annie Lööf. Laga bilaabo jimcaha lixda subaxnimo ayey laanta saadasha hawadu, SMHI ka digaysaa in gobolka Halland uu bar...
2 Helmi 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Taliyaha booliiska ah ee magaciisa la yiraahdo Mats Löfving ayaa loo gudbiyey laba ashtako ka dhan ah, hase yeshee isagu iska dheereeyay.Albaabka goobtii ay ku jire...
1 Helmi 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Guryaha lagu xannaaneeyo dhallinyarada oo magacooda loo soo gaabsho HVB ayaa noqday meelo ay carruuurtaasi ka bilaabaan isticmaalka maandooriyaha iyo dembiyadaba.Ma...
31 Tammi 20233min






















