Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

Jaksot(1000)

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codadka doorashada heer gobol ayaan la tirin weli, balse natiijada horudhaca ah ayaa muujineysa in meelo badan ay ka dhaceen is beddello xagga awood qaybsiga ahSid...

12 Syys 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Shanta makhribnimo ee maalinta axadda 11-ka septeember illaa iyo 01:00 habeenimada 12-ka septeembar waxay laanta idaacaddu idiin soo gudbin doontaa tirada codadka doorashada ee dalka. Maxkamadda racfa...

9 Syys 20223min

Wararka maanta ee Raadyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka isutagga shirkadaha ka ganacsada cuntooyinka ayaa ayaa qaylo dhaan ka keenay qiimaha korontada oo cirka isku shareeray. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa raba ...

8 Syys 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xulka hablaha kubbadda cagta Iswiidhen oo 5 iyo 0 kaga adkaaday xalay xulka dhiggooda ee dalka Finland. Saadaalinta taageerada codbixiyeyaasha oo lagu ogaadey iney ...

7 Syys 20222min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararkii maanta ee Raadiyaha Sweden

Miino iswiidhish ah ee sannadkii 1931 la sameeyey oo laga helyiyada oo sabeeyneeysa biyaha jasiirrada Stockholm, middaasina oo la qarxiyey. Xulka hablaha Iswiidhen ee kubbadda cagta oo ay caaw is heli...

6 Syys 20222min

Wararka maanta iyo Radio Sweden

Wararka maanta iyo Radio Sweden

Maxaabiista xabsiga Kumla oo sannadka u codeeyey si ka duwan sannadihii hore. Xukuumadda iyo mucaaradka oo u qoondeeyneya miisaaniyad dhanka ciyaaraha oo la geliyo xaafadaha danyarta, hase yeeshee wax...

5 Syys 20222min

Warark maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warark maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dadka hore u sii codeynaya ka hor inta aan la garin maanlinta doorashada 11 Sep ayaa kordhay sanadkaan marka la barbadhigo doorashadii tan ka horeysay 2018 Dadka ho...

2 Syys 20223min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sannadkii hore ayaa 11 carruur ah oo ay da'doodu u dhaxayso 10-14 jir ayaa is-dilay Iswiidhan, waana tiradii ugu badnayd muddo 20 sano ah. Hey'adda Caymiska Qarank...

1 Syys 20223min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
viisupodi
rss-podme-livebox
rss-vaalirankkurit-podcast
otetaan-yhdet
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-asiastudio
the-ulkopolitist
linda-maria
rss-kaikki-uusiksi
rss-merja-mahkan-rahat
io-techin-tekniikkapodcast
rikosmyytit
rss-mina-ukkola
rss-pykalien-takaa
rss-kuka-mina-olen