
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wargeeyska Aftonbladet ayaa qoray in caasimadda dalka Masar ee Qaahira lagu qabtay nin ka tirsan shabakadda Foxtrot. Baaristii iswiidhishka ee la xiriirtay qaraxii lala beegsaday tubbooyinkii gaaska e...
6 Helmi 20243min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Laba nin ayaa lagu diley Grimmered ee magaalada Göteborg fiidnimadii Sabtidii la soo dhaafay. Qareen lagu xukumay shan sano iyo badh xabsi ah ka dib markii lagu helay falal gubitaan. Nin ayaa lagu xuk...
5 Helmi 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkadda Postnord ayaa doonaysa inay dawladdu hoos u dhigto sida degdegga ah ee loo baahan yahay in boostada loo qeeybiyo. Xisbiga Miljöpartiet ayaa wax ka bedelay mowqifkiisii quwadda korontada ee l...
2 Helmi 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkadda Stora Enso ayaa u baahan inay keydiso dhaqaale gaarsiisan ku dhowaad hal bilyan oo karoon. Waxaa gebi ahaanba la xaday gambaleelkii kaniisadda klockstapeln oo ku taalla duleedka Tyringe oo d...
1 Helmi 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Haweenay hore ugu geysatay dil laba carruur ah oo ay dhashay ayaa maanta lagu xukumay xabsi daa'in. Boqol ka mid ah ciidamaada kamaandooysta ee qaybta K3 ee magalada Karlsborg oo cuntada ka soomay day...
31 Tammi 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Isniintii ayaa eey dhawr jeer weerarey carruur lagu diley Göteborg. Ciidammada qalabka sida ayaa markii ugu horreeysay uu soo gaaray agabka difaac ee 23 D. Agabkan difaaca ayaa ah mid ku haboon haween...
30 Tammi 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Tobankii qofba saddex ayaa bishii deceember 2023 iibsaday alaabooyin duug ah. Dhallaan dhigta dugsiyo kala duwan ayaa maanta fursad u heli doona iney la xiriiraan cirbixiyeenka iswiidhishka ee Marcus ...
29 Tammi 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Digniinta casaanka ah ee qulqulka biyaha badan ee Kävlingeån ee gobolka Skåne ayaa weli halkiisa jooga. Wiil 15 jir ahaa ayaa lagu xukumay 12 kiis oo sumcad dil ah, isla markaana inuu bixiyo magdhow d...
26 Tammi 20242min






















