Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

Jaksot(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Toddobaadyadii ugu dambeeyey waxa dalkani Iswiidhen ka dhacay is xabadayn sababtay dhimashada 6 qof oo ka kala dhacay goobo kala duwan. Magaalada Säter waxaa hadda ka bilaabmaya mashruuc ay dhallinyar...

15 Syys 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Shan qof oo Iswiidhish ah ayaa lagu xiray dalka Turkiga, waa sida uu qoray wargeeyska Expressen. Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa wargeyska u xaqiijisay. 20 sannadood oo ay ka soo wareegtay aftidii lo...

14 Syys 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dhowr taksiileyaal oo ka daalay duruufaha shaqo ee liita ee ka jira shirkadaha app-ka sida Uber iyo Bolt ayaa sameeystay app cusub. Rabshadihii ugu dambeeyey ee dhacdooyinkii dalka ka dhacay ayaa ah k...

13 Syys 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wiil 18-jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad dil, kaas oo sababay toogasho ka dhacday koonfurta Stockholm. Waxaa caawa la wada sugayaa ciyaarta masiiriga ah ee xulka qaranka ragga kubbada cagta Iswiidhen...

12 Syys 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xulka kubada cagta ee Sweden ayaa sabtidii ina dhaaftay 5:0 kaga guuleeystay dhigooda Istooniya Waxa kor u kacday tirada dhimashada dhulgariirkii h jimcihii la soo dhaafay ka dhacay dalka Moroco Banaa...

11 Syys 20234min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Laba qof ayaa loo qabtay tuhun la xiriira dil alay ka dhacay magaalada Uppsala habeennimadii shalay. Waxaa la go'aamiyay inay halkeedii ka sii socoto suurtagalkii ahaa inay shaqaalaha ka howlgala goob...

8 Syys 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Haweeney 60 jir ah ayaa xalay lagu toogtay magaalada Uppsala. 275 kiilo oo ah nooca maandooriyaha amfetamin, qiimaha ay waddooyinka ka joogtaa ahayd malaayiin fara badanhase yeeshee lagu sancadeeyey m...

7 Syys 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wixii ka dambeeyey falalkii gubista kutubta Qur'aanka ayey culimo badan oo caalami ah welwel ka muujiyeen kor u kicid dacaayadaha internetka lagu baahiyo ee lidka ku ah Iswiidhen. 17-jir ayaa loo qabt...

6 Syys 20233min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
rikosmyytit
viisupodi
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-mina-ukkola
the-ulkopolitist
radio-antro
io-techin-tekniikkapodcast
popcorn-with-esko
rss-polikulaari-humanisti-vastaa-ja-muut-ts-podcastit
rss-merja-mahkan-rahat
rss-50100-podcast