
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shir jaraa'id ayaa maanta lagu sheegay in illaa hadda Iswiidhen laga heley oo keliya hal qof nooca culus ee cudurka m-pox. Badankood dukaammada dalka ka furan ayaa weli qaata lacagta caddaanka ah. Wax...
30 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Qof ayaa loo qabtay tuhun inuu gacan ka geeystay dilkii laba muwaadin oo Ingiriis ah. Dhaqaalaha wax soo saarka Sweden BNP, ayaa hoos u dhacay 0,3 boqolkii rubicii bilaha sannadka ee labaad, (abriil-j...
29 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Laba kurey ayaa lagu xukumey faldambiyeed la xiriira saddex dil oo ka dhacey nawaaxiga magaalada Stockholm bishii oktoobar ee sannadkii tagay. Xukuumadda ayaa doonaysa inay soo rogto mamnuucid qaran e...
28 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
18-jira lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay dilkii isniintii ka dhacay Malmö ayaa ka soo baxsaday goob ay laanta adeegga bulshadu ku meeleeysay. Shirkadda tareemmada ee SJ ayaa joojin doonta khadka ...
27 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Toogasho ka dhacday maanta xaafadda Rosengår ee magaalada Malmö oo qof ku geeriyooday. Nin 35-meeyo jir ah ayaa ku geeriyooday magaalada Uddevalla kadib shil la xiriiray baaskiilka korontada ee lugta ...
26 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dad ka badan ayaa muddo dheer shaqa la'aan ah, marka loo eego tirakoobyada cusub ee wakaaladda tirakoobka ee magaceedaa loo soo gaabiyo SCB. Wakaaladda macaamiisha ayaa hadda go'aansatay in ay baarto ...
23 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dalka Jarmalka ayaa dacwad lagu soo oogey laba nin oo weerar argagixiso ku qaadi lahaa xarunta baarlamanka Iswiidhen. Xukuumadda Iswiidhen ayaa u magacoowday ergey gaar ah dalka Yukrayn. Bangi kale oo...
22 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Ka dib hoos u dhisgistii shalay dulsaarka hagidda ee Bangiga Qaranka ey hadda dhowr bangi dhimeyaan ribada deeymaha guryaha. Nin 35-meeyo jir ah ayaa lagu soo eedeeyey tuhun la xiriira afar kiis oo is...
21 Elo 20242min






















