Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

Jaksot(1000)

Wararka maanta ee Raadiya Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiya Iswiidhen

Tirada shirkadaha oo sannadkii hore kaceen ayaa ahayd tii ugu badnayd tan iyo xiisaddii dhaqaale ee sagaashamaadkii. Waxaa mar kale shil kale ka dhacay goob shaqo oo uu ku geeriyooday qof shaqaale ah....

2 Tammi 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Hilib badan oo nooca kebaabka loo yaqaan ama xaleefka ayaa laga ogaadey shirkad jumlad wax uu iibisa gobolka Dalarna inuu ku jiro hilib faras. Khilaaf ka dhex aloosmey kooxaha gaangiska ah ayaa wuxuu ...

29 Joulu 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Roobab iyo baraf is wata ayaa ka dhigaya mid ku adag isu socodka gaadidka qaybo badan oo Iswiidhan ka tirsan. Waddammada Bulgaariya iyo Rumeeniya ooqeyb ka noqoneya heshiiska xududuudda furan ee EU wa...

28 Joulu 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Haweenkii ugu badnaa abid ayaa sannadka la dhigey rummaanka dalkan Iswiidhen. Shirkadda khamaarka ee Betsson ayaa lagu xukumay inay siiso magdhow lix malyan gaarsiisan nin khamaaryahan ah oo la il-dar...

22 Joulu 20231min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Caawa ayaa noqon doonta habeenka ugu dheer ee mugdiga. Nin 20-meeyo jir ah oo lagu xukumey xabsi daa'in ah dil ka dhacay Stockholm kuleeylihii. Shirkadaha iyo ururrada dhismaha ayaa dalbaday iney la k...

21 Joulu 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Shaqaalah ka hoowlgala ciidammada asluubta ayaa intooda badan loo sameeyn doona mushahar kordhin. Inka badan 20 300 oo shillin oo la helay ayaa la soo gaarsiiyay hay'adda rugta dawliga ee xayawaanka. ...

20 Joulu 20231min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Qaar ka mid ah reer Karlskrona ayaa xalay hurda la'aan ku dhacday kadib markii uu gambaleelka kanisaddu uu muddo saacad iyo dheeraad ah dhawaaqayay . Baaritaankii la xiriiray haweeneeydii iyo wiilkeed...

19 Joulu 20231min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Shantii shaqaale oo ku geeriyooday shilkii wiishka ayaa maanta goobaha dhismaha ee dalka oo dhan ayaa manta hal daqiiqo oo aamusnaan lagu xusay. Lix qof oo kale ayaa dacwad lagu soo oogay ku waas oo l...

18 Joulu 20232min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
viisupodi
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
rss-mina-ukkola
rikosmyytit
the-ulkopolitist
rss-vaalirankkurit-podcast
io-techin-tekniikkapodcast
linda-maria
rss-kiina-ilmiot
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-kuka-mina-olen