Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

Jaksot(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Waxaa maxkamada magaalada Skellefteå xukun ay ku riday, wiilki 15 jirka ahaa oo weerar u gaystay gabar 9 jir ah, isla mar ahaantana kula kacay isku day dil iyo kufs...

14 Joulu 20223min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wakhti hadda 2 sanno laga joogo, cisbitaalka jaamacadada Sahlgrenska ee magalada Göteborg qeybtiisa hooyada iyo dhallaanka ayay ka dhacday dhacdo sababtay in uu cisbitaalku dacwo u gudbiyo booliska. W...

13 Joulu 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wasiirka Gaashaandhiga Sweden, Pål Jonson oo booqasho ku tegey dalka Yukreyn. Pål Jonson ayaa la kulmay dhigiisa Wasiirka Difaaca Ukraine Oleksiy Reznikov. Hadda a...

12 Joulu 20223min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Taliyaha booliiska Sweden oo looga yeeray guddi hoosaadka dastuurka ee baarlammaanka.Shirkadda boostada ee Postnord ayaa lagu eedeeyay in ayna fulin sharuudda u dhi...

9 Joulu 20224min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maxkamadda Sare ayaa khamiistii go'aamisay in aaney jirin wax sharci ah oo taageeraya in la mamnuuco khimaarka xijaabka ah ee ay isticmaalaan gabdhaha dhigta dugsig...

8 Joulu 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Macallin yarida Sweden ka jirta ayaa haddii aan wax is baddelin la saadaalinayaa in ay sii socon doonta ilaa iyo 2030 ka. Qeybo badan oo ka mid ah dalka Iswiidhern ayaa laga fileyaa inuu qabow iyo bar...

7 Joulu 20224min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hogaamiyaha xisbiga Ceneterka Annie Lööf oo reer Värnamo ah, ayaa sheegtay in ay nafistay ka dib xukunkii maxkamadda ee Teodor Engström.Machadka xaalada dhaqaalaha ...

6 Joulu 20223min

Wararka maanta ee  Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee  Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Turkiga ayaa soo dhoweeysay tarxiil uu dalkani ku sameeyay nin ka soo jeeda qowmiyadda Kurdida oo ay horey maxkamad ku taala dalka Turkigu ku xukuntay gacansaar uu ...

5 Joulu 20223min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
viisupodi
rss-asiastudio
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
otetaan-yhdet
rikosmyytit
rss-vaalirankkurit-podcast
linda-maria
the-ulkopolitist
rss-mina-ukkola
rss-merja-mahkan-rahat
popcorn-with-esko
rss-pykalien-takaa
rss-polikulaari-humanisti-vastaa-ja-muut-ts-podcastit
rss-50100-podcast