Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo doonaysa in ka qaybgalka kooxaha dambiyada laga dhigo dambi Afar qof oo lagu soo oogay dabagal wasiir. Tirada loda la qalo oo hoos u dhacday.

Jaksot(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Boostada oo qabata daroogo badan.lafo badan oo ku jajabey sibiibaxasho.Bannaanbixii Salem oo dib u soo noolaanaya.

1 Joulu 20253min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Labadii qof ee loo qabtay qaraxii Norrköping oo la iskafasaxay. Shirkado badan oo waxaa jira been abuur ah oo dadka lacag horumaris ah ka dalbada. Maxkamadaha oo hanjaabado badan loo diray.

28 Marras 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Booliska gobolka galbeed oo qabtay lacag kaash ah badan. Tubaakada oo aad loo isticmaalo Silbasho imaan karta habeenka jimcaha soo galayo

27 Marras 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Poland oo iibsanaysa maraakiibta quusta ee SAAB. Nin yar oo dacwad dil lagu soo oogay. Barfuunnada Sweden lagu gado oo badanaa xaasxaasiyad keena.

26 Marras 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Haweeney lagu dhaawacay magaalada Örebro. Wiil yar oo boolis u isticmaalay hubka koronta ee qofka ka gariiriya. Danmark oo xukun adag kufulisa dambiileyaasha iswiidhishka.

25 Marras 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Shilkii baska Stockholm oo la ogaaday in uuna kas ahayn. Wariye katirsan P4 Kalmar oo loo hanjabay. Liberal-ka oo sheegay in ayna taageerayn xukuumad ay wasiiro ka yihiin Sverigesdemokraterna.

21 Marras 20252min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Kubbada ciida ee laliska oo swedish ku guulaystay. Basku ku rogmaday magaalada Storuman Nin lagu xukumay 7 sano

21 Marras 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Baraf ka daaya qaybo badan oo koonfurta koonfur bari iyo bariga Iswiidhan. 23 jir lagu soo oogay dacwad la xirriirta dambiyo argagixiso oo halis ah. Nin isagana dacwad maandooriyo lagu soo oogay oo la...

20 Marras 20253min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
viisupodi
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
rss-mina-ukkola
rikosmyytit
the-ulkopolitist
rss-vaalirankkurit-podcast
io-techin-tekniikkapodcast
linda-maria
rss-kiina-ilmiot
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-kuka-mina-olen