
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Liberalerna oo doonaya koox gaar ah oo soo celisa carruurta dalka laga saaro Booliska: Carruurta oo weli si la mid ah sidi hore loogu tashkiiliyo dambiyada 12 gaari oo ku gubtay dab ka kacay Nykvarn
17 Elo 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
-Liberal-ka oo balanqaadka doorashada raba in uu mushahaarka macallimiinta kordhiyo. - Haweenay xatooyo lagu xukumay Kalmar oo lamasaafurinayo. - Qiima dhimista shidaalka oo sicir-bararka hoos udhigta...
13 Elo 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
- Gabar yar oo tobeeneye jir ah ayaa shil mooto gashay. -Haweenay swedish ah oo lagu toogtay Lisbon. - Nin weyn oo ku dhawaacmay goob shaqo.
12 Elo 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
-Hoos udhaca dhaqaalaha ayaa dhamaan doona sida ay sheegtay KI. - Haweenay ayaa xayaawaan badan hal guri ku haysay magaalada Göteborg. - Kulaylka oo todobaadkan gaari doona 28 digrii.
11 Elo 2min

Wararka maanta iyo Iswiidhen
Codsiyada degmooyinka ee mamnuucista safarada didedda ee caruurta looga baqayo dhibaato oo kordhay. Dad yar ayaa ku dhintay biyaha bishii Luulyo iyo tartano isboorti ooa ka socda Yurub
10 Elo 3min

Wararka maanta iyo Iswiidhen
Digniin roob weyn oo wakhti da'aya oo laga soo saaray Norrbotten. Aqoonsi dahab ah oo si lama filaah an loo helay iyo wiil da' yar oo loo hayo tuhun diyaarin dil
7 Elo 1min

Wararka maanta iyo Sweden
Deyrti oo ka curatay buuraha waqooyi
6 Elo 2min




















