
Wararka raadiyaha Iswiidhen
Center-ka oo doorbidaya doorasho cusub intii uuu codayn laha xukuumad uu qeyb ka yahay Vänsterpartiet. Göteborg oo aan muddo sannad ahi ka dhicin toogasho dil. Liberalerna oo doonaya in la joojiyo ist...
9 Syys 3min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhen oo iibsanaysaa nidaamka gantaal-rasaaseedka Mareykanku sameyo. Musharraxiin hor leh oo laga saaray xisbiga Vänsterpartiet. Xukuumadda oo soo jeedisay sharci cusub oo booliisku isticmaali kar...
7 Syys 3min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Dhakhtar wadne oo lagala noqday ruqsadda shaqada Morooko oo Iswiidhan u soo gacan gelisay dad lagu tuhunsan yahay dambiyo Busch oo ballanqaadday reaktarro cusub oo nukliyeer ah
4 Syys 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ryanair oo saxiixday heshiis wadajir shaqoDhacdooyin badan oo la xiriira doorashadaWaajib lagu soo sheegayo busbuska iyo fayraska RS
3 Syys 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Ku dhowaad hal milyan qof ayaa hore u codeeyay Nin shaaciyay xogta dambiilayaal galmo oo lagu xukumay sumcad dil Waalidkii oo lagu waayay dambi
2 Syys 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Hoggaamiye dhallinyaro oo lagu xukumay xabsi Canshuur dhimista cuntada oo keentay saameyntii la filayay Tiro rikoor ah oo dalxiisayaal ah oo booqday Stockholm
1 Syys 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhan oo heshiis bilyano karoon ah la saxiixanaysa Faransiiska Xisbiyada oo xoogga saaraya albaab garaaca Volvo Cars oo xireysa xafiiskeeda Stockholm
31 Elo 2min




















