Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Hayadda Ilaalinta Asturnaanta IMY oo biloowday farriimo sms oo SD u diray dad badan. In ka badan 3.7 milyan oo qof oo horay codkooda u dhiibtay doorashadii sannadkan. Dugsi ku yaalla Oskarshamn oo la xiray kadib hanjabaad soo gaartay.

Tämä jakso on lisätty Podme-palveluun avoimen RSS-syötteen kautta eikä se ole Podmen omaa tuotantoa. Siksi jakso saattaa sisältää mainontaa.

Jaksot(500)

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Ka qaybgalka codbixinta doorashadan hadda ka sarre maray codbixinta doorashadii 2022-ka. Nin 21 jir ah oo ka tirsan shabakadda dambiyada Foxtrot oo Marooko lagu qabtay. Shaqo laaanta oo hoos u sii dha...

17 Syys 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen ”Cunto ku gubatay mikroweyfka” oo sababtay in dadka laga saaro centralstationenQofna uma dhiman toogasho bishii AgoostoUlla‑Lena oo ku guuleysatay dacwad ka dhan ah xukuuma...

16 Syys 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Weerarro waaweyn lalama beegsan doorashada Shaqo joojin loo qorsheeyay shirkadda King Maxaabiista xabsiyada Iswiidhan oo labanlaabantay

15 Syys 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Mucaaradka oo weli hogaanka haya. In ka badan 4,500 oo dhacdooyin oo la xiriira doorashada oo loo gudbiyay hayadda doorashooyinka. Nynas oo labadii gole ee uu wakiilada kulahaa u muuqadaan inuu waayay...

14 Syys 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Goobaha codbixinta ee laga yaabo in codbixiyeyaasha si khaldan loogu diiwaangeliyey. Järfälla oo waalidiinta ku boorisay in maalmaha ugu dhow carruutooda iskuulka geeyaan kana soo kaxeeyaan.20 jir ka ...

11 Syys 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Xisbiga V oo weli ku adkeeysanayaa shuruuddiisa ah inuu ka mid noqdo xukuumadda. Howlgab badan oo doorta iney sii shaqeeyaan. Kadib weerarkii ka dhacay Dugsiga Fagersta, waxaa kordhay digniinaha & han...

10 Syys 3min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Center-ka oo doorbidaya doorasho cusub intii uuu codayn laha xukuumad uu qeyb ka yahay Vänsterpartiet. Göteborg oo aan muddo sannad ahi ka dhicin toogasho dil. Liberalerna oo doonaya in la joojiyo ist...

9 Syys 3min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
vallattomat
aikalisa
politiikan-puskaradio
rss-viihde-media
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-voi-venaja
tervo-halme
rss-raha-talous-ja-politiikka
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
rikosmyytit
rss-kaikki-uusiksi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-ulkopoditiikkaa
rss-pinnalla
rss-seksicast
rss-50100-podcast