
Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Khiyaamooyinka lacagta looga dhaco waayeelka.Siday noqon cimilada labadan maalmood ee fasaxa la yahay sabtida iyo axadda.Dumarka dalka dibaddiisa ka soo jeeda oo aa...
3 Marras 20234min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhishka ku dhaqan cirfaha koonfur iyo waqooyi ee dalka Iswiidhen ayaa aad ugu qanacsan lahjadaha ey ku hadlaan. Marka la soo saaro liiska kala horeynta dimuqaaradiyada adduunka Iswiidhen ayaa wel...
2 Marras 20234min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warbixin cusub ayaa lagu mujiiyay in carruurta iyo dhalinyarada si degdeg ah lagu shaqalayn karo ama loogu jiidan karo kooxaha dembiilayaasha. Nin 21-jir ah oo si gaar ah loogu aqoonsaday inuu ahaa ni...
1 Marras 20233min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Barafkii oo bilowdey iyo caqabado lagala kulmey. Wax akhriska Sweden iyo hoos u dhaca ku yimid iyo farqiga u dhexeeya jiilasha kala duwan. Gabar ku hammiyeeysa iney qoraanimada meel ka gaarto.
31 Loka 20233min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Weli haweenka ayaa masuuliyad weyn iska saara carruurta iyo qabashada hawlaha kale ee shaqada guriga sida warbixin cusub lagu sheegay. Sharci cusub oo ku saabsan markhaatiyada qarsoodiga ah ayaa la do...
30 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Tiro aad u yar ayaa soo codsanaya kuliyada tababarka macalimiinta. Bisha Agoosto ayaa ahayd bishii ugu badnayd ee la fuliyay khiyanaada dhanka taleefanka, halkaasi oo ay dad badani laga dhacay lacago....
26 Loka 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Xisbiga Socialdemokraterna oo raba in shati cusub lagu xidho shirkada daryeelka caafimaadka si looga ilaaliyo kooxaha dambiilayaasha. Maxkamada Rafcaanka ee Göta oo xukuntay labadii gabdhood ee loo h...
25 Loka 20233min






















