
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wadahadalkii shirkadaha dayuurradaha rakaabka ee loogu talagalay daad gureeynta muwaadiniinta Iswiidhashka ee ku sugan Israa'iil ayaa hadda socota. Wiil aan qaangaarin ayaa lagu wadaa in maxkamad lagu...
11 Loka 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Labo ilmood oo aabbahood oo iswiidhish yahay oo ku geeriyoodey duqeymo dhanka cirka ah oo ay Israa'iil ka geysatay marinka Qaza malintii shalay, sidaay sheegtay Ekot. Ku dhowaad bar qaxootiga Ukrayn e...
10 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Iskuul lagu barto SfI oo ku yaalla magaalada Ludvika ayaa dhawaan laga bilaabay hab cusub oo ardaydayda afka Iswiidhashka lagu baro. Biladda dhaqaalaha sannadka 2023 ee lagu maamuuso Alfred Nobel aya...
9 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Narges Mohammadi, ahna suxufiyad u doodda arrimmaha xuquuqda bani'aadmka ayaa ku guuleeysatay biladda nobeelka nabadda ee sannadka 2023, sida maanta lagaga dhawaaqay rugta nobeelka ee dalka Noorwey. W...
6 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Jon Fosse, ahna masraxle u dhashay dalka Noorwey ayaa sannadka ku guuleeystay biladda abaarmarinta nobeelka ee suugaanta. Xukuumadda ayaa hadda u saaraysa baaris lagu eegeyo xeerarka magangelyo doonka...
5 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Saynisyahannada kala ah Moungi Bawendi, Louis Brus iyo Alexei Ekimov ayaa ku guuleystay abaalmarinta Nobel-ka ee Kimistariga sannadka 2023.Xisbiyada gacanta ku haya...
4 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Biladda abaalmarinta fiisikada ee 2023 ayaa sannadka lagu bixiyey cilmibaarista la xiriirta elektrooner-ka iyo biriqda ilayska. Saddex caalin ayaana ku guuleeystey. Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson ay...
3 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.
Biladdii abaalmarinta noobelka ee caafimaadka oo la magacaabey cidda ku guuleeysatey. Dhawaan waxaa dhaqan gali doona xeer lagu adkeeyey ee tahriibka shaqada u yimaada dalka ee ka soo jeeda waddammada...
2 Loka 20233min






















