
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Seddex qof oo xabsi daa'in loogu xukumay dilkii loo gaystay gabadhii 12 jirka ahayd, Adriana ee degmedda Botkyrka oo dhacda koonfurta magaalada Stockholm bishii Agoosto ee sannadkii 2020. Cillad ku ti...
26 Huhti 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen Degmadda Skellefteå ee waqooyiga Sweden ayaa ka mid ah degmooyin baadigoob ugu jira shaqaale fara badan maadaama ay halkaasi ka jiraan shaqa raadin badan.Ku dhaw...
25 Huhti 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
150 ka Iswiidhashka ah oo wali ku sugan dalkaasi Suudaan. Cisbitaalka carruurta ee Astrid Lindgren oo ku yalla degmada Solna ee magaalda stockholm ayaa laga sheegay inuu ka dillaacay cudurka jadeecada...
24 Huhti 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Sigge Holmqvist oo 104 jir ah oo khlad loogu yeeray inuu ka soo qayb galo ciyaarta kubbadda cagta ee caruurta shan-jirrada. Bileyska degmadda Luleå oo soo saaray digniinuu ka soo saaray gaas khatar ah...
21 Huhti 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda ayaa dooneysa in ay sare u qaaddo aqoonta loo leeyahay qofka marka uu ka soo bogsooda cudurka Covid. Zeina Dolani oo sheegtay in Ramadan ay tebeyso isaga oo aan dhammaan maalin ka hor ciida...
20 Huhti 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Aabbe 45 jir ah oo lagu riday xukun xabsi daa'in ah maadaama uu dilay wiilkiisii oo 8-jir ahaa bishii jannaayo magaalada Umeå. Aabbahan ayaa qirtay inuu dilay wiilkiisii. Adeegga iyo u diyaargarowga C...
19 Huhti 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dadka Iswiidhen oo gaari doono ku dhowaan 11 milyan sannadka 2030. Shirkadda tareemmada ee MTR oo dacweynaysa darawallada tareemmada ee ku jira shaqo joojintakana doonaysa magdhow iyo iney shaqada dib...
18 Huhti 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Kansarka maqaarka oo soo badanaya oo xitaa dhallintii soo gaaray. Degmooyinka oo aan bixin waxbarashada koorsada barashada handhaqanka bulshada. Diyaaradii ay soo rideen ciidanka Iiraan oo uu xukun ka...
17 Huhti 20232min






















