Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Dawlada oo kordhin doonta lacagta dulsaarka ah ee la saaro deynta ardaydu qaataan sanadka soo socda. Dhakhtar ka hawlgeli jirey Norbotten oo shahwadiisa ku bacrimeyey haween xili uu ka hawlgalayey qaybta bacriminta. Iswiidhan ayaa sanadkan qaadan doonta qaxoontigii ugu yaraa tan iyo 2016.

Jaksot(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Kontoroolka shaqaalaha dugsiyada oo la ballaarin doono Hal qof oo ay qabatay Säpo oo looga shakisan yahay hanjabaad wasiirro Amiiradda Désirée oo geeriyootay

21 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Raiisul Wasaaraha Ulf Kristersson oo u safraya Davos In ka badan 100 kun oo qof oo dooneysa inay gasho imtixaanka jaamacadda Meyd laga helay degmada Uddevalla

20 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Guddiga Arrimaha Dibadda oo loo yeeray kulan Xukuumadda oo soo jeedisay in la helo daahfurnaan buuxda ee dhanka iskuullada gaarka ah Hoos u dhac weyn oo ku yimid filimada Iswiidhan ee shinoomada:

19 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dhaqaalaha Sweden oo deggan inkasta uu jiro walwal caalami ah Heerka ugu sarreeya ee influensaha kirismaska oo dhammaaday Dhimasho badan oo ka dhacday buuraha sannadkii hore

16 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Koran gubaha Salwan Najem oo magangalyo ka codsaday Maraykanka Kormeere gaadiid oo ku dhintay shil intii lagu jiray imtixaanka gaari kaxeynta Shaqo laaanta oo hoos u dhacday

15 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Baaritaanka booliiska ee weerarkii Örebro oo soo dhamaaday Xisbiga Liberalerna oo weli ka hooseeya xadka baarlamaanka ee cabbirka cusub Nin bangi ka shaqeeya oo faaruqiyay akoono dhaxal ee 137 qof

14 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad badan ayaa laga mamnuucay maktabadda Nin kufsaday haweeney xabsi iyo musaafurin lagu xukumay Saddex tan oo kookayn ah oo laga helay konteenar ka yimid Koonfur Ameerika

13 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad ku jira shaqa qaran oo loo diiday daryeel caafimaad Hogaamiye cusub oo burcad ah oo la qabtay TV4 oo maanta hawada uga baxaya guryaha qaar.

12 Tammi 2min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
tervo-halme
rss-ootsa-kuullut-tasta
rss-vaalirankkurit-podcast
viisupodi
rss-podme-livebox
rss-asiastudio
otetaan-yhdet
the-ulkopolitist
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-kaikki-uusiksi
linda-maria
rss-kalevi-sorsa-saation-podcast
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-merja-mahkan-rahat
rss-kuka-mina-olen
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-tekkipodi