Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Tirada shaqa-la'aanta dhallinyarada ku dhaqan gobolka Stockholm ayaa kor u sii kacaday. Wakaaladda bii'ada goobaha shaqada ayaa shaaca ka qaaday iney xeerilaaliyaha u gudbisay dacwad ka dhan ah boliiska, middaasina oo la xiriirta habkii boliisku u maareeyay xaaladdii sarkaalkii sare ee boliiska Mats Löfving oo meydkiisa laga heley gurigiisa bishii feeberaayo. Matxafka buugaagta ee Rinkeby ayaa bilaabay 35 sanno ka hor, in uu casuumo qoraayaasha ku guuleeysto biladda Nobel-ka ee suugaanta.

Jaksot(1000)

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo kordhinaysa waajibaadka rayidka. Dhiig yari weyn oo ka jirta gobalka Västra Götaland. Hal qof ayaa la codsaday in rummaanka la dhigo

8 Joulu 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumada iyo SD oo raba in dhalashada lalanoqon karo. Bogag badan oo khalkhal galay maanta. Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Göteborg.

5 Joulu 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Sicir-bararka oo hoos udhacay bishii November . Xukuumadda Sweden oo rabta in loo soo gudbiyo dadka hantida ku leh waddanka dibadiisa. Lammaane 70-jirro ah oo laga dhacay lacag dhan 1 milyan.

4 Joulu 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Hargabka shimbaraha oo ka jira koonfurta Sweden. Nin kun sim-kaardh u diwaangashanaayeen oo la dacweeyay. Nin laaluush ku qaadan jirey hubinta gawaarida oo dacwad lagu soo oogey.

3 Joulu 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codbixiyeyaasha oo muhiim u arka daryeelka caafimaadka doorashada soo socota.Nin weerar in uu ku qaado rabay Eurovision 2020 oo waxbarashada laga joojin rabo.Nin sa...

1 Joulu 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Boostada oo qabata daroogo badan.lafo badan oo ku jajabey sibiibaxasho.Bannaanbixii Salem oo dib u soo noolaanaya.

1 Joulu 20253min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Labadii qof ee loo qabtay qaraxii Norrköping oo la iskafasaxay. Shirkado badan oo waxaa jira been abuur ah oo dadka lacag horumaris ah ka dalbada. Maxkamadaha oo hanjaabado badan loo diray.

28 Marras 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Booliska gobolka galbeed oo qabtay lacag kaash ah badan. Tubaakada oo aad loo isticmaalo Silbasho imaan karta habeenka jimcaha soo galayo

27 Marras 20251min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
politiikan-puskaradio
rss-vaalirankkurit-podcast
viisupodi
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-asiastudio
radio-antro
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
linda-maria
the-ulkopolitist
rss-kalevi-sorsa-saation-podcast
rss-merja-mahkan-rahat
rss-tekkipodi