Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Laga bilaabo maanta muwadiniinta Iswiidhen ee ku nool dibada way codayn karaan doorashada EU. 19 jir lagu xukumay xabsi daa'in halka gabadh 18 jir ah lagu xukumay 10 sano. Amiirad Victoria oo bilaabaysa layli sarkaal sarre. Kalkaaliso 20 sano ku shaqaynaysay shati la'aan

  • Hor u codeeynta doorashada baarlamanka EU-da oo maanta ka bilowdey Sweden.

  • Wiil 19-jir ah oo xabsi daa'in loogu xukumey maanta dil ka dhacay bartamaha magaalada Stockholm, halka gabar 18 jir ahna loogu xukumey 10 sannadood oo xarig ah isla felkaa.

  • Gabadha iska leh dhaxalka boqortooyada Victoria tababar leyli sarkaal ka bilaabi doonta akadeemiyada difaaca, si ay u qaadato darajada sarkaalad.

  • Haweeney muddo 20 sannadood ah kaga shaqeeyneeysay shati la'aan xirfadda kalkaaliyaha caafimaadka gobolka Jämtland Härjedalen, sida laga soo xigtay telefishanka SVT.

Jaksot(500)

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-vaalirankkurit-podcast
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-raha-talous-ja-politiikka
aihe
rikosmyytit
the-ulkopolitist
rss-aijat-hopottaa-podcast
rss-sinivalkoinen-islam
rss-kaikki-uusiksi
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset