Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Xukuumadda Sweden ayaa go'aan kale ku gaartay miisaaniyad hor leh ee taageerada bani'aadminomo ee carriga Qaaza oo gaarsiisan120 malyan oo karoon. Magaalada Stockholm ayuu boliisku gacanta ku dhigay dhowr qof, halka dhanka kalena dhowr guri baaris uu ku sameeyay. Xisbiga Liberalerna ayaa soo jeediyay in la joojiyo maalgelinta xisbiyada ee akaawnada qarsoodiga ah, kadib shaacintii uu barnaamijka Kalla Fakta ee ka baxa telefishanka TV ee uu ka sameeyay xisbiga Sverigedemokraterna.

Jaksot(500)

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
rss-pinnalla
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
aihe
rss-asiastudio
the-ulkopolitist
rss-ulkopoditiikkaa
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-raha-talous-ja-politiikka
radio-antro
lotta-paakkunainen
rss-kaikki-uusiksi
rss-merja-mahkan-rahat
rss-girls-finish-f1rst