Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Wakaaladda canshuuraha iyo diiwaangelinta oo wax ka bedeli doonta nidaamkeeda diiwaangelinta.

Boliiska oo hoos u dhigay baaristii shilkii ey ku geeriyoodeen laba waayeel oo ka dhacay dekedda nawaaxiga Furusund magaalada Stockholm ee jasiirradaha skärgård.

David Lång oo ka tirsan xisbiga Sverigedemokraterna ayaa kulankii xalay ee xisbiga SD ku luuqeeyay hees jarmal ah oo faqooq xambaarsan.

Siddeed qof oo shalayto rumaanka la dhigey.

Jaksot(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Kontoroolka shaqaalaha dugsiyada oo la ballaarin doono Hal qof oo ay qabatay Säpo oo looga shakisan yahay hanjabaad wasiirro Amiiradda Désirée oo geeriyootay

21 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Raiisul Wasaaraha Ulf Kristersson oo u safraya Davos In ka badan 100 kun oo qof oo dooneysa inay gasho imtixaanka jaamacadda Meyd laga helay degmada Uddevalla

20 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Guddiga Arrimaha Dibadda oo loo yeeray kulan Xukuumadda oo soo jeedisay in la helo daahfurnaan buuxda ee dhanka iskuullada gaarka ah Hoos u dhac weyn oo ku yimid filimada Iswiidhan ee shinoomada:

19 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dhaqaalaha Sweden oo deggan inkasta uu jiro walwal caalami ah Heerka ugu sarreeya ee influensaha kirismaska oo dhammaaday Dhimasho badan oo ka dhacday buuraha sannadkii hore

16 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Koran gubaha Salwan Najem oo magangalyo ka codsaday Maraykanka Kormeere gaadiid oo ku dhintay shil intii lagu jiray imtixaanka gaari kaxeynta Shaqo laaanta oo hoos u dhacday

15 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Baaritaanka booliiska ee weerarkii Örebro oo soo dhamaaday Xisbiga Liberalerna oo weli ka hooseeya xadka baarlamaanka ee cabbirka cusub Nin bangi ka shaqeeya oo faaruqiyay akoono dhaxal ee 137 qof

14 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad badan ayaa laga mamnuucay maktabadda Nin kufsaday haweeney xabsi iyo musaafurin lagu xukumay Saddex tan oo kookayn ah oo laga helay konteenar ka yimid Koonfur Ameerika

13 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad ku jira shaqa qaran oo loo diiday daryeel caafimaad Hogaamiye cusub oo burcad ah oo la qabtay TV4 oo maanta hawada uga baxaya guryaha qaar.

12 Tammi 2min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-asiastudio
otetaan-yhdet
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-merja-mahkan-rahat
the-ulkopolitist
aihe
rikosmyytit
rss-aijat-hopottaa-podcast
rss-kaikki-uusiksi
rss-raha-talous-ja-politiikka
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset