Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin 20-meeyo jir ah ayaa 12 saacadood la haystay bishii Diseember waxaana loo geystay xadgudub. Caawa ayuu biloowanaya todobaadka Almedal, waa todobaaad oo tusaale ahaan, hogaamiyayaasha xisbiyada iyo madaxda kale ee bulshada ay isugu yimaadaan magaalada Visby ee gobolka Gotland. Wasiirrada arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa hadda heshiis ku gaaray cunaqabatayn kale oo ka dhan ah dalkaasi Ruushka oo ay safiirrada dalalka Midowga Yurub ku heshiiyeen todobaadkii hore.

Jaksot(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Boolis lagu tuhunsanyahay faraxumayn gabadh qaangaar ahayn. - Nin ku dhexdhintay xabsiga Kronberghäktet maalintii tallaada. - Laba qarax oo ka dhacay xaafada Bellevuegården ee Malmö.

19 Helmi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Qarax labaad oo ka dhacay xaafada Rinkeby - Ninka Scar loo yaqaano rumaan adag laga dhigay - Dukaan yar oo cunto mudo dheer taalay gaday.

18 Helmi 2min

Wararaka Raadiyaha Iswiidhan

Wararaka Raadiyaha Iswiidhan

-Nin dambiyo lagu tuhunsan yahay ayaa laga soo dhiibay Giriiga. -Halkii mayl ee baabuur korontada intuu ku kacayo ayaa ka jaban shidaalka. -Deynta qaranka oo korodhay balse korodhka qiimaha karoon aya...

17 Helmi 2min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Boliiska oo sheegay in aanu wax dembi ahi dhicin, kadib meyd haweeney oo la heley. Xisbiga MP iyo V oo dalbadey iney xisbiyada S iyo L u codeeyaan soo jeedintooda in la joojiyo tarxiilka dhallinyarada...

16 Helmi 3min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo doonaysa in ka qaybgalka kooxaha dambiyada laga dhigo dambi Afar qof oo lagu soo oogay dabagal wasiir. Tirada loda la qalo oo hoos u dhacday.

13 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Frida Karlsson oo biladii labaad ee dahab ah ku guulaysatay. Safarka Kuba oo laga digay. Dhaqaalaha sweden oo kor u socda.

12 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Afart qof oo loo xiray eedeymo musuqmaasuq ka dhacay nawaaxiga Stockholm, Nin looga shakisanyahay khiyaamo 13 milyan oo dacwad lagu soo oogay SMHI ka digaysa baraf xooggan oo ka dhacaya Gobolka Skåne.

11 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Iswiidhan oo taariikh ka dhigtay ciyaaraha olombikada Talyaaniga ka socda. - Nin naagtiisa dilkeeda qirtay . - Dad badan oo la ildaran balwada khamaarka.

10 Helmi 2min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
politiikan-puskaradio
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
rss-podme-livebox
rss-vaalirankkurit-podcast
otetaan-yhdet
the-ulkopolitist
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-asiastudio
aihe
rikosmyytit
rss-merja-mahkan-rahat
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-vain-talouselamaa
rss-polikulaari-pitka-kiekko-ja-muut-ts-podcastit
rss-raha-talous-ja-politiikka