Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xaalada amaan ee dalka Iswiidhen ayaa wali ah mid halis ah. Afar shirkadood oo kale oo Iswiidhish ah ayaa la sheegay in looga shakisan yahay inay iibiyeen waxyaabaha la isku qurxiyo, kuwaasoo ka kooban maadooyin khatar ah oo sharci darro ah. Waxaa haatan caddaatay in wadada E6 ee Stenungsund dib loogu furi doono isu socodka gaadiidka 5-ta bisha Julaay.

Jaksot(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Baaritaanka booliiska ee weerarkii Örebro oo soo dhamaaday Xisbiga Liberalerna oo weli ka hooseeya xadka baarlamaanka ee cabbirka cusub Nin bangi ka shaqeeya oo faaruqiyay akoono dhaxal ee 137 qof

14 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad badan ayaa laga mamnuucay maktabadda Nin kufsaday haweeney xabsi iyo musaafurin lagu xukumay Saddex tan oo kookayn ah oo laga helay konteenar ka yimid Koonfur Ameerika

13 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad ku jira shaqa qaran oo loo diiday daryeel caafimaad Hogaamiye cusub oo burcad ah oo la qabtay TV4 oo maanta hawada uga baxaya guryaha qaar.

12 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dugsiyada gaar loo leeyahay ee si xun loo maamulo waa in la joojiyaa Khasaaraha ugu weyn ee duufaantu u geysatay kaymaha tobankii sano Dhaqaalaha Sweden oo ka kobcay sidii la filayay

9 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xildhibaan Katja Nyberg oo ka tirsan xisbiga SD oo loo qabtay tuhun ah saqrad ku kaxeeyn gaari. Boliis lagu soo oogay kufsi carruur. Sicir bararka oo hoos u dhacay.

8 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Horyaalka Adduunka ee kubadda hockey-ga junyarrada. Dacwad lagu oogay nin looga shakisan yahay khiyaano dahab. 17 jir loo xukumay dil.

7 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Nin jaajuusnimo lagu tuhunsan yahay oo la qabtay. Ulf Kristersson oo taageeray Danmanrk. Warqadaha codbixinta oo la yarayn doono.

5 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Bas ayaa kudhacay laba gaari oo kale jidka E4 banaanka Lövånger ee degmada Skellefteå. Baraf badan ayaa da`ay waan sii socon doonaa. Barashada xanuunka dhimirka ayaa dugsiyada hoose laga bilaabi doona...

2 Tammi 1min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
politiikan-puskaradio
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
viisupodi
tervo-halme
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-podme-livebox
aihe
rss-asiastudio
rss-girls-finish-f1rst
rss-pinnalla
rss-ulkopoditiikkaa
otetaan-yhdet
the-ulkopolitist
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
radio-antro
rss-polikulaari-pitka-kiekko-ja-muut-ts-podcastit
rss-vain-talouselamaa