
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Habeennimadii xalay oo arbacada maanta soo galeeysay ayaa la jebiyay rikoor 30 sannadood soo jirey ee habeenkii qabowga. Inta badan dhibaatooyinkii gaadiidka ee hawadii barafku sababtay ayaa la maaree...
3 Huhti 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Tiro kor u dhaafaysa 12 000 ayaa sannadkii hore loo gudbiyey boliiska tuhun dacwadeed musuq gunnooyinka taageerada dhaqaale. Nin 28 jir ah ayaa maanta lagu soo oogey dacwad la xiriirta sabab u noqosho...
2 Huhti 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Nin 30-meeyo jir ah oo meydkiisa fiidnimadii arbacadii shalay laga heley meel dibadda ah magaalada Katrineholm. Ku dhowaad shan daloolow meel cunnada caalamka laga soo saaro ayaa sannad walba la xoora...
28 Maalis 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Marka uu bilowdo tartanka is-reereebka horyaalka Sweden ee ragga sabtidan foodda innagu soo haysa ayaa 224 taageereyaal laga mamnuucay garoommada. Inta lagu guda-jiro ciidulfuska (påsk) ayay hawadu ku...
27 Maalis 20242min






















