Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Roobab xoogan ayaa ka da'ay xeebta galbeed, taasina waxay carqallad ku noqotay tartanka kubbadda cagta ee Gothia. Nin ayaa la ganaaxay ka dib mar uu ku kaxeeyay gaari xowlii garaaya 246 kilomitir saacaddii. Ururka Bergsjön Studiecenter Läxhjälpen, waa urur ay gacanta ku hayaan waalidiin isxil qaamay, oo doonaya inay carruuraha waxbarashada ka saacidaan.

Jaksot(500)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Ubaxa lagu magacaabo majblommor ayaa sannadka rikoor cusub jebiyey oo la iibiyey 90 malyan oo karoon. Cilmi-baaris cusub oo lagu sameeyey Sweden ayaa lagu ogaadey inaanu qofku ka caafimaad badneyn had...

23 Touko 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xeerilaaliyaha maxkamadda caalamiga dunuubta ee ku taalla magaalada Haag (ICC) ayaa codsaday in gacanta lagu soo dhigo dad ey ka mid yihiin madaxa xukuumadda dalka Israa'iil Netanyahu iyo hoggaamiyaha...

22 Touko 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Dilkii toogashada ee dhowaan ka dhacay god buundo hoosteed ah ee xaafadda Skärholmen loogu geeystay nin ayaa u muuqda mid baaristiisu ay guul ku dhowdahay. Aabbe lagu eedeeyey inuu dhowaantan diley la...

21 Touko 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Labo qof ayaa la xiray ka dib markii toogasho lagu dilay saaka aroortii xaafadda Bredäng ee koonfurta Stockholm, sida ay booliisku sheegeen. Orodyahano badan ayaa aad u kululaaday markii ay ordeen Maa...

20 Touko 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Xukuumadda Sweden ayaa go'aan kale ku gaartay miisaaniyad hor leh ee taageerada bani'aadminomo ee carriga Qaaza oo gaarsiisan120 malyan oo karoon. Magaalada Stockholm ayuu boliisku gacanta ku dhigay d...

17 Touko 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa labo ka mid ah shaqaalahooda u kala bedelaya waaxda isgaarsiinta ee xisbiga, ka dib markii telefishinka TV4 uu ka warbixiyay. Doorashada Midowga Yurub ayaa soo dhow, w...

16 Touko 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dabkii weynaa ee ka kacay beerta biyaha Oceana ee Liseberg horraantii sannadkan ayaa sabab u ahaa shaqo alxan laga waday halkaa. Qalab caafimaad oo qiimihiisu dhan yahay 14 milyan oo karoon ayaa Swede...

15 Touko 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Nin 25 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad ka dib markii uu jabiyay mamnuucid joogitaanka bartamaha magaalada Göteborg. Afar illaa shan qof ayaa shalay galab ka baxsaday mid ka mid ah xarumaha lagu haay...

14 Touko 20242min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
politiikan-puskaradio
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
otetaan-yhdet
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-asiastudio
the-ulkopolitist
rss-sinivalkoinen-islam
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-raha-talous-ja-politiikka
rss-kaikki-uusiksi
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
aihe
rss-aijat-hopottaa-podcast
rss-girls-finish-f1rst