Wararka maanta ee Raadiyaha Swiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Swiidhen

Haweeney u geeriyootey dhaawac ka soo gaarey shil baabuur magaalada Linköping iyo qaar kale oo ku dhaawacmey. Sicirka cuntada oo kor u kacay 0,2 boqolkii bishii luulyo. Qajaarka iyo baradhada ayaa ugu qiime kac sarreeya. Ciyaartooydii qaaddey billaddii dahabka Olombikada David Åhman iyo Jonatan Hellvig ayaan todobaadkan ka qeyb geli doonin tartanka adduunka ee kubbadda laliska xeebta ee dalka Holland. Dacwad maanta ka furantay Stockholm soconna doonta 24 maalmood oo 8 nin la hor keeney.

Jaksot(500)

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-asiastudio
otetaan-yhdet
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-merja-mahkan-rahat
the-ulkopolitist
aihe
rikosmyytit
rss-aijat-hopottaa-podcast
rss-kaikki-uusiksi
rss-raha-talous-ja-politiikka
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset