Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Waxaa hadda caddaatay inuu sarkaal ka tirsan boliiska uu ka howlgeli doono dalka Danmark, sida ay ku warrantay laanta idaacadda ee P4 Malmöhus. Maxkamadda sare ee Sweden ayaa go'aan ku gaartay inaanay furi doonin dacwaddii la xiriirtay gabar yar oo waalidkeed ey ku sumeeyeen khal magaalada Eslöv. Boliiska dalka Noorwey ayaa doonaya inuu bilaabo wadashqeeyn kormeerid howlgal ah oo uu la yeesho boliiska iswiidhishka.

Jaksot(500)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Hal qof oo lagu tuhunsan yahay dilkii ka dhacay Örebro ayaa la xiray. Xisbiga Centerpartiet ayaa jawaaba uga fadhiya wasiir Forssmed diyaargaroowga Iswiidhen ee ku saabsan cudurada faafa. Buurnida oo ...

19 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin kooxa dambiilayaasha katirsan ayaa laga soo dhiibay Chile lana keenay Iswiidhen. Waxaa maanta furmay kiiska maxkamadaynta lataliyihii hore amniga qaranka , Henrik Landerholm. Ilmo yar oo shil gaar...

18 Elo 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dadka qaadacaya iibsiga khamriga Mareykanka oo sii kordhaya. Shacabka aagga Stockholm oo lagu boorriyay in ay yareeyaan isticmaalka biyaha. Digniin ku saabsan roob onkod wato oo ka da'ayo qaybo ka mid...

15 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Booliis lagu tuhmay khalad dhanka shaqada. Miino nooca badda oo duug ah oo lagu qarxiyay Karlstad. Masas laga helay gobolka Halland.

14 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Khatarta dabka kaymaha oo aad u weyn. Duplantis oo jabiyay rikoodh adduunka oo cusub. Safiirka Israiil oo Iswiidhen codsi u soo gudbiyey.

13 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Waqti dheer oo la sugayo taageerada waxbarashada. Dacwad ka dhan ah 14 jir ka dib dilkii hogaamiyihii kooxda baandooyinka. Taleefanno badan oo gacanta oo laga helay xabsiyada.

12 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Karoonka Iswiidhishka oo noqday lacagta ugu badan ee la kala iibsado. Xukuumadda oo dalbanaysa in saxaafadda caalamiga ah loo oggolaado Qasa. Afar qof oo loo xiray tuhun la xiriira afduub.

11 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Haweeney lagu xukumay inay ku gacan siisay caruur iney qaraxyo fuliyaan. Wiil dhalinyaro ah oo loo gacan geliyay dalka Denmark. Xisbiga Miljöpartiet oo Ebba Busch ku dacweeyey guddi hoosaadka dastuurk...

8 Elo 20252min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
politiikan-puskaradio
tervo-halme
rss-podme-livebox
rss-vaalirankkurit-podcast
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
the-ulkopolitist
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
aihe
rikosmyytit
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-merja-mahkan-rahat
rss-kaikki-uusiksi
rss-aijat-hopottaa-podcast
rss-raha-talous-ja-politiikka
viisupodi