Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Toogasho ka dhacday maanta xaafadda Rosengår ee magaalada Malmö oo qof ku geeriyooday. Nin 35-meeyo jir ah ayaa ku geeriyooday magaalada Uddevalla kadib shil la xiriiray baaskiilka korontada ee lugta lagu riixo. Ku dhowaad 30 boqolkiiba dadka ku geeriyooda shil mooto ayaan heeysan laysankii looga baahnaa.

Jaksot(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

- Nin 40 jir ah ayaa maxakamada Solna kusoo oogtay dacwad ah hanjabaad sharci darro ah. -Haweenay ayaa lagu xukumay xabsi ka dib markii ay faraxumaysay ilmo. -Dalabka khamriga maraykanka ee suuqyada S...

6 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Tirada kiisaska RSviruska ee la soo wariyey inay kordhayaan Xukuumadda oo dooneysa fududeynta tarxiilka dadka kufsiga geysta Duufaan baraf cusub oo ku soo fool leh qaybo ka mid ah Skåne

5 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Maxkamadda racfaanka oo adkeeysay xukun loo ridey fal cunsuriyeed. Shan qof oo loo maxkamadeeyey dilkii saddexda qof ee magaalada Uppsala. Wakaaladda canshuuraha oo cubooneeysiineysa adeegoodda elektr...

4 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

3 Helmi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Laba qof oo meyd ah laga helay Falköping Dhibbanayaasha toogashadii Risbergska oo laga yaabo inay segeen magdhowga Israel oo dalbanaysa in hayado gargaar ay ka baxaan Gaza

2 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Raiisul wasaaraha oo bilaabaya boodhkas Wiil 12 jir ah oo ka laabtay dil uu qiray Wiil dhintay oo laga helay guriga dhalinyarada SIS

30 Tammi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

29 Tammi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Qoyskii cunuga 14-jirka ahaa ee ladilay 2023 oo looxukumay lacag faquuq ah. -Raysalwasaaraha oo sheegay in lasamayndoono gole dhowra xuquuqda dumarka. -Ey-da oo dhaawacyo badan gaysata sanadwalba.

28 Tammi 2min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
politiikan-puskaradio
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
rss-vaalirankkurit-podcast
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
the-ulkopolitist
rss-asiastudio
aihe
rikosmyytit
rss-kaikki-uusiksi
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
viisupodi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-polikulaari-pitka-kiekko-ja-muut-ts-podcastit
rss-tilannekuva