Warark maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Warark maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Guddoomiyaha gudd-hoosaadka cadaaladda ee baarlamanka, Richard Jomshof kana tirsan xisbiga Sverigedemokraterna ayaa si ku meel gaar ah uga fadhiistay howshiisii. Maanta ayaa la aasay tababarihii hore ee kubbada cagta Sweden Sven-Göran ee lagu naanaysi jiray Svennis. Bisha jannaayo ee sannadka foodda innagu soo haya ayaa la qaadi doonaa dacwadda maxkamadda ninkii kutubta qur'aanka gubi jiray. Lix sano kadib ayay Ellen Bolin oo ku dhaqan magaalada Kalmar dib u heshay baaskiilkeedii laga xaday.

Jaksot(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Safaaradda Maraykanka ee Stockholm oo u digaysa dadka Maraykanka ah ee Sweden ku sugan Xirmo dhaqaale diyaargarow oo 1.4 bilyan ah oo la siinayo degmooyinka Dalabka Vänsterpartiet: Jooji kordhinta kir...

9 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo diyaarad ku soo daabuleysa dadka ku xayiran bariga dhexe Nin loogu xukumay xabsi daa'in dilka saaxiibtiis Dhakhtar loo xukumay dambi galmo

6 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Cabbir hordhac ah: Sicirbararka oo aan is beddelin bishii febraayo Hoggaamiye kooxha burcad ah oo lagu qabtay Boolan Dawooyinka Swedishka ku xayiran Bariga Dhexe oo dhammaanaya

5 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Kun karoon oo lacag caddaan ah in guriga lagu haysto Bam-gacmeed laga helay Malmö Haweeney xaday dahabkii bukaannada waxaa lagu xukumay xabsi

4 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Labo haween oo la dilay Kalluunka iyo hilibka oo qaaliyoobey Hindisihii Miljöpartiet oo diidmo la kulmay

3 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Waaxda qunsuliyadda ee UD oo gashay qaab heegan. Qiyaasta dadka la filayo iney helaan kaalmada dib u laabashada. Markabka Stena Bulkga oo dronare lala beegsaday.

2 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dhacdadii diyaaradda dronerka oo ahayd mid halis ah balse aan la yaab lahayn 48,000 shimbirood oo la dilayo Ma jiri doono roob cas

27 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Xukuumada oo kordhinaysa muddada häkte saddex ilaa shan bilood. - tallaalka HPV oo difaac u ah dumarka yaraanta lagu tallaalo. - Karolinska sjukhus oo ah kuwa dunida ugu fiican.

26 Helmi 1min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
viisupodi
rss-podme-livebox
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-pinnalla
otetaan-yhdet
the-ulkopolitist
aihe
rss-ulkopoditiikkaa
rss-raha-talous-ja-politiikka
rss-asiastudio
rss-girls-finish-f1rst
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-vain-talouselamaa