Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Nin ka tirsan ciidanka boliiska magaalada Malmö ayaa loola cararay isbitaalka ka dib markii madaxa jug laga gaarsiiyey isagoo howlgal ku jiray. Maxkamadda Racfaanka ayaa xaqiijisay xukunka maxkamadda hoose ee xabsi daa'in ah oo lagu riday labadii nin ee rasaasta furay. Filinka Filip iyo Fredrik ee 'Den sista resan - safarkii ugu dambeeyay' ayaa noqon doona kan Sweden u matali doona tartanka abaalmarinta Oscar-ka.

Jaksot(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna oo shaaca ka qaaday qodobbada ey ka wada shaqeeyn karaan xisbiga SD. Shaqa la'aanta oo hoos u dhacday gobolka Dalarna. Rinkeby oo 50 jirsanaysa.

15 Loka 20212min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Liis cusub oo u boolisku soo saaray xaafadaha ugu rabshadaha ugu badan, madaxweeynaha Finland oo is karantiilay booqashadii Malmö ka dib iyo warar kale.

14 Loka 20211min

Maanta iyo wararka Sweden

Maanta iyo wararka Sweden

Hannaan loogu magac daray"Jooji toogashada" oo Göteborg laga hirgelinayo. Dad hor leh oo dhintay Covi 19, Soomaali ganacsi ku leh xaafadda Tjärna Ängar oo aan ka wareysanay xaalkooda.

13 Loka 20212min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Go'aan ka yimid kiiski nin dad ku midiyeeyey vetlanda, kalkaaliye lagu soo oogay dambi kufsi ah iyo xafladda dhaqanka soomaalida ee Järfälla.

12 Loka 20212min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Abaalmarinta dhaqaalaha Nobel, Nin lagu dhaawacay Malmö iyo Xulka Sweden oo la ciyaaraya kan Giriiga

11 Loka 20212min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Biladda nabadda Nobel oo lagu dhawaaqay, Nin loo heysto dab ka dhacay Stockholm iyo Shaqaalaha diida tallaalka iyo beddelka shaqooyinkooda

8 Loka 20212min

Wararkii maanta iyo Sweden

Wararkii maanta iyo Sweden

Biladda Nobeelka suugaanta. shaqa la'aanta oo ah midda ugu muhiimsan ee dadka ku khasabta dalabaadka taageerada caydha. Xanuunnada maskaxda iyo dhallaanka soomaaliyeed.

7 Loka 20212min

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

Nin loo haystey qarixii Göteborg oo isaga oo mayd ah la helay, FHM oo da' gaar ah ka joojisey adeegsiga tallaalka Moderna & nin loo qabtay qof xalay lagu diley Linköping

6 Loka 20211min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

rss-ootsa-kuullut-tasta
aikalisa
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
rss-vaalirankkurit-podcast
the-ulkopolitist
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rikosmyytit
rss-raha-talous-ja-politiikka
rss-pallo-keskelle-2
viisupodi
rss-suomen-lehdiston-podcast
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-merja-mahkan-rahat
rss-se-avun-kysymyspodcast
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset