Wararka maanta ee Raadiyah Sweden

Wararka maanta ee Raadiyah Sweden

Haweeney reer Västerås ah ayaa lagu xukumay xabsi, kadib markii ay lacag dhan 860 000 oo karoon ah ka xadday islaan 70-meeyo jir ah. Muddo sannad ah ayaa maanta ka soo wareegtay falkii argagixisada ee ka dhacay magaalada Brusells ee toogashada lagu diley laba muwaadin oo Iswiidhish ah. Haweeney aan dooneyn in la ogaado qofka ay tahay ayaa 10 milyan oo karoon ugu deeqday xarunta dhexe ee cudurka macaanka ee jaamicadda Lund.

Jaksot(500)

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
rss-pinnalla
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
aihe
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
the-ulkopolitist
radio-antro
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-ulkopoditiikkaa
rss-mina-ukkola
rss-girls-finish-f1rst
linda-maria
rss-raha-talous-ja-politiikka