Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Tirada qoysaska helay kaalmada kirada guriga ayaa hoos u dhacday 21 boqolkiiba shantii sano ee la soo dhaafay. Amiiradda Madeleine waxay si ku meel gaar ah sii qabanaysaa xilka boqorka Boqorka Carl XVI Gustaf laga bilaabo Jimcaha iyo toddoba maalmood oo xiga. Hogaamiye kooxeed 27 sano jir ah oo lagu soo oogay dacwad ka dhan ah ka ganacsi daroogada ayaa maxkamada Malmö ku xukuntay 12 sano oo xarig ah iyo in laga musaafuriyo dalka Iswiidhan waligiis.

Jaksot(500)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Afar qof ayooaa lagu xukumay xabsi daa'in kadib laba toogasho oo la gaystay. Shirkadda warbaahinta Schibsted oo dhimaysa shaqaale. Masraxa Kungliga Operan oo la dayactirayo.

22 Tammi 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Labo qarax oo dhacay xalay. Magacyada ugu caansan ee carruurta loogu bixiyey sannadkii hore. Nin ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu toogtay deriskiisa.

21 Tammi 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Muwaadin Iswiidhish ah oo looga shakisan yahay dambi argagixiso. Degmada Botkyrka oo aan dooneyn inay dib u bixiso deeqda dowladda. Iswiidhishka oo dayaca erayada sirta internetka.

20 Tammi 20253min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Qiimaha cuntada ayaanan sidii hore u kordhaynin, sahanka qiimaha sannadlaha ah oo uu sameeyay ururrka hawlgabka qaranka-PRO ayaa sidaa muujinaya. Tan iyo bilawgii sanadkan, ayaa la mamnuucay in la ist...

17 Tammi 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Booqashada madxafyada dalka oo kor u kacday sannadkii hore. Sannadkii hore ayuu adeegga kastamku joojiyay qashinka khatarta ah ama haraaga wasakhda ee loodhoofiyo waddammo ka baxsan qaaradda Yurub. In...

16 Tammi 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Sicir bararka dalka Iswiidhan ee bishii Disembar ayaa ahaa 1.5 boqolkiiba. Waxaa maanta bilowday maxkamadeynta Salwan Momika iyo Salwan Najem oo lagu eedeeyay in ay kicinayeen dad gaar ah. Waalidiinta...

15 Tammi 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Ururka Bris ayaa wadar ahaan ey soo gaareen xiriiro dhan 3,310 intii lagu guda jiray fasaxii kirismaska. Nin ka shaqeynayay daryeelka wayeelka ee magaalada Uppsala ayaa lagu xukumay sideed sannadood o...

14 Tammi 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Booliska Sweden ayaa helay warbixin ka dhan ah askari Israaiili ah oo booqasho ku joogay dalka Sweden. Waxaa jiray ku dhawaad 600,000 oo booqashooyin shaneemo ah oo kayar sannadkii 2024 marka loo eego...

13 Tammi 20251min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
politiikan-puskaradio
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
rss-pinnalla
rss-vaalirankkurit-podcast
tervo-halme
rss-podme-livebox
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-asiastudio
aihe
the-ulkopolitist
otetaan-yhdet
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-girls-finish-f1rst
rikosmyytit
rss-polikulaari-pitka-kiekko-ja-muut-ts-podcastit
rss-50100-podcast
linda-maria