Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Raii'sul wasaare Ulf Kristersson ayaa ugu hambalyeeyay guushii Donald Trump ka dib doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday Mareykanka. Saddex qof ayaa dacwad lagu soo oogay, midaasi oo la xiriirta qarax qorsheysan oo ka dhan ah shirkadda qalabyada difaaca ee Elbit Systems ee ku taalla magaalada Göteborg. Dukaanka dharka iiibiya ee lagu magacaabo H&M ayaa shaqa joojin ku ogeeysiiyay 140 ka mid ah 330 shaqaalaha kaga hawl galayeey bakhaarka ay ku leeyiiin magaalada Eskilstuna.

Jaksot(500)

Wararaka Raadiyaha Iswiidhan

Wararaka Raadiyaha Iswiidhan

-Nin dambiyo lagu tuhunsan yahay ayaa laga soo dhiibay Giriiga. -Halkii mayl ee baabuur korontada intuu ku kacayo ayaa ka jaban shidaalka. -Deynta qaranka oo korodhay balse korodhka qiimaha karoon aya...

17 Helmi 2min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Boliiska oo sheegay in aanu wax dembi ahi dhicin, kadib meyd haweeney oo la heley. Xisbiga MP iyo V oo dalbadey iney xisbiyada S iyo L u codeeyaan soo jeedintooda in la joojiyo tarxiilka dhallinyarada...

16 Helmi 3min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo doonaysa in ka qaybgalka kooxaha dambiyada laga dhigo dambi Afar qof oo lagu soo oogay dabagal wasiir. Tirada loda la qalo oo hoos u dhacday.

13 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Frida Karlsson oo biladii labaad ee dahab ah ku guulaysatay. Safarka Kuba oo laga digay. Dhaqaalaha sweden oo kor u socda.

12 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Afart qof oo loo xiray eedeymo musuqmaasuq ka dhacay nawaaxiga Stockholm, Nin looga shakisanyahay khiyaamo 13 milyan oo dacwad lagu soo oogay SMHI ka digaysa baraf xooggan oo ka dhacaya Gobolka Skåne.

11 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Iswiidhan oo taariikh ka dhigtay ciyaaraha olombikada Talyaaniga ka socda. - Nin naagtiisa dilkeeda qirtay . - Dad badan oo la ildaran balwada khamaarka.

10 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Sweden oo kaalmo dheeraada siin doonta yukrayn. -Laba nin oo kamida dadka banaanka ka hagayay iibka daroogada oo rumaan lagu amray. -Daryeelka dhimashada ka hor oo aan fiicnayn guud ahaan sweden.

9 Helmi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

- Nin 40 jir ah ayaa maxakamada Solna kusoo oogtay dacwad ah hanjabaad sharci darro ah. -Haweenay ayaa lagu xukumay xabsi ka dib markii ay faraxumaysay ilmo. -Dalabka khamriga maraykanka ee suuqyada S...

6 Helmi 2min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
politiikan-puskaradio
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
rss-podme-livebox
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-asiastudio
otetaan-yhdet
rss-raha-talous-ja-politiikka
the-ulkopolitist
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-sinivalkoinen-islam
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
aihe
rss-polikulaari-pitka-kiekko-ja-muut-ts-podcastit
rss-girls-finish-f1rst
rss-kovin-paikka
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset