Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Tuhunkii la xirriiray kufsiga ee lagu soo eedeyey ciyaaryahanka kubada cagta ee Kylian Mbappé oo la baa bi'iyey.

Sicir bararka ayaa bishii Nofeembar kor u kacay 1.8 boqolkiiba marka loo eego cabbirka hey'adda KPIF, sida lagu sheegay warsaxaafdeed ka soo baxay laanta tirakoobka ee SCB.

Saddex qof ayaa xabsi dheer lagu xukumay, kadib markii ay ku lug lahaayeen samaynta iyo daabulida bamka Tarmuuseed iyo jebinta sharciga walxaha qarxa.

Jaksot(500)

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Gabdho dayar oo lagu tuhunsan yahay toogasho kala duwan oo Sweden ka dhacday. Centerpartiet oo soo jeedisay qorshe cusub oo fududeynaya helida jinsiyadda Sweden. Nin 40 meeyo jir ah oo horey kufsi loo...

26 Maalis 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

SEB oo dulsaarka guryaha kordhinaya. Dagaalka Iiraan oo hoos u dhigaya dhaqaalaha. Haweeney xabsi loo dhaadhiciyey.

25 Maalis 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Madaxii hore ee maaliyadda gobolka Västerbotten oo xabsi la dhigay. 16 jir qirtay dil ka dhacay banaanka masjid ku yaalla Örebro. Nin lagu dhaawacay toogasho ka dhacday Solna.

24 Maalis 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Aaga loo yaqano Diplomatstaden ee ku taalla Östermalm oo noqon doonto Aaag amni. Farqi boqolaal karoon ah oo u dhaxeeya bangiyada kala duwan ee qidmada ka qaada macaamiishooda.

23 Maalis 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Suuqa saamiyada Stockholm oo kor u kaca marna hoos u dhaca. Baadari lagu soo oogay dacwad ku saabsan muuqaallo galmo oo carruurta ah.

20 Maalis 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Bankiga dhexe oo dulsaarka waxba ka badelin. Baarlamaanka oo kulan gaar ah yeelanaya xagaaga. Haweeney Iswiidhish oo ku dhaawacantay Imaaraadka.

19 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

SAS: Ugu yaraan 1 000 duullimaad oo baaqanaya Abriil Inta qof ee maalintii koowaad diray deklarationen 28 carruur horleh oo si khaldan loogu sheegay inay caafimaad qabaan ayaa la helay dib ayaa loo b...

18 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

USA oo aad hoos ugu dhacday dhanka dimuqraadiyadda Ku dhowaad 40,000 qof oo Iswiidhisha ah oo lumiyay laysink sannadkii hore Cillado farsamo oo ku habsaday hay'adda canshuurta

17 Maalis 2min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
rss-pinnalla
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
aihe
rss-asiastudio
the-ulkopolitist
rss-ulkopoditiikkaa
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-raha-talous-ja-politiikka
radio-antro
lotta-paakkunainen
rss-kaikki-uusiksi
rss-merja-mahkan-rahat
rss-girls-finish-f1rst