Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Qiimaha cuntada ayaanan sidii hore u kordhaynin, sahanka qiimaha sannadlaha ah oo uu sameeyay ururrka hawlgabka qaranka-PRO ayaa sidaa muujinaya. Tan iyo bilawgii sanadkan, ayaa la mamnuucay in la isticmaalo maadada nadaafadda loo isticmaalo haddi ay dhuunta tubada ee biyuhu maraan xiranto. Tirada ashkatooyinka ku saabsan xadgudubyada ee iskuullada ku yaalla magaalada Malmö ayaa aad kor ugu kacday.

Jaksot(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Qaraabada racfaan ka qaadanaya xukunka dambiga ambalaas Arla oo dib u ula noqoneysa caano laktos laaan ah Duplantis oo jabiyay rikoor cusub oo adduunka ee tiir boodka

13 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Saddex nin oo ku jira dada 20-meeyada ayaa maanta lagu xukumay xabsi. -Shaqaalaha diyaarada Lufthansa oo shaqo joojin sameeyay. -Bangiga dhexe oo raba in lacagta cadaanka la xadido.

12 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Doon ayaa ku dhacday dekedda Saltsjöqvarn ee Nacka. -Nin ayaa lagu xukumay dembi culus . -Gabadh 15 jir ah ayaa lagu xukumay inay kufsatay wiil ka yar. -Sollefteå, tirada carruurta ku dhalata degmada...

11 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Ebba Årsjö iyo Zebastian Modin oo dahab iyo maar ku kala guuleystay MP oo soo bandhigay qorshe kor loogu qaadayo isticmaalka baabuurta korontada SMHI oo ka digaysa dab ka dhasha cawska qalalan

10 Maalis 3min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Safaaradda Maraykanka ee Stockholm oo u digaysa dadka Maraykanka ah ee Sweden ku sugan Xirmo dhaqaale diyaargarow oo 1.4 bilyan ah oo la siinayo degmooyinka Dalabka Vänsterpartiet: Jooji kordhinta kir...

9 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo diyaarad ku soo daabuleysa dadka ku xayiran bariga dhexe Nin loogu xukumay xabsi daa'in dilka saaxiibtiis Dhakhtar loo xukumay dambi galmo

6 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Cabbir hordhac ah: Sicirbararka oo aan is beddelin bishii febraayo Hoggaamiye kooxha burcad ah oo lagu qabtay Boolan Dawooyinka Swedishka ku xayiran Bariga Dhexe oo dhammaanaya

5 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Kun karoon oo lacag caddaan ah in guriga lagu haysto Bam-gacmeed laga helay Malmö Haweeney xaday dahabkii bukaannada waxaa lagu xukumay xabsi

4 Maalis 2min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
politiikan-puskaradio
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
rss-podme-livebox
rss-vaalirankkurit-podcast
otetaan-yhdet
the-ulkopolitist
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-asiastudio
aihe
rikosmyytit
rss-merja-mahkan-rahat
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-vain-talouselamaa
rss-polikulaari-pitka-kiekko-ja-muut-ts-podcastit
rss-raha-talous-ja-politiikka