Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin 20 jir ah ayaa fiidnimadii Isniinta toogashu lagu dilay xaafadda Alby. Salwan Najem ayaa racfaan ka qaadanaya xukunkii lagu riday. Emil Källström ayaa shegay in uusan doonaynin in uu qabto xilka hogaanka xisbiga Centerpartiet.

Jaksot(1000)

Wararka maanta iyo Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta iyo Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Haweeneyda katirsaneyd ururka ISIS ayaa ka noqotay racfaan ay ka qaadatey xukun 6 sano ah oo hore ugu dhacay, Xukuumadda Sweden ayaa soo jeedinaysaa in 50 milyan o...

5 Huhti 20222min

Wararka Maanta & Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta & Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hay’adda caafimaadka dadweynaha ee Sweden ee looyaqaano Folkhälsamyndigheten oo tallaalki 4aad ee Covidka siisneysa dhammaan dadka da’doodu gaareyso 65sanno, Sugit...

4 Huhti 20222min

Wararka raadiyaha Sweden

Wararka raadiyaha Sweden

Macalimad isxilqaamay oo rabta in ay qoxootiga Yukreyn barata afka Iswiidhiska, Maxkamada Malmö oo nin ku eedeeysay fal-dambiyeed musuq iyo warar kale.

1 Huhti 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Degmooyinka oo ay khasab ku noqonayso in ay qaabilaan qaxootiga Yuukraain iyo warar kale.

31 Maalis 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Iswiidhan oo aan u gudbin koobka aduunka kubada cagta iyo warar kale.

30 Maalis 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Kooxda kubada cagta Iswiidhan oo maanta ka hor imanaysa Booland iyo warar kale.

29 Maalis 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Nin lagu toogtay magaalada Stockholm iyo warar kale. *Macalin Jaamac, oo hore Sweden darawalnimo uga shaqayn jirey, ayaa sheegay in loo magacaabay lataliyaha wasaaradda gaadiidka ee Somaliland si uu u...

28 Maalis 20222min

Wararka Maanta  ee Sweden

Wararka Maanta  ee Sweden

Dad aad u yar ayaa raadsaday daweynta cudurka kansarka intii lagu jiray cudurka faafa ee Covid19 Dhanka kale, Subaxnimadii jimcaha, afar qof ayaa la codsaday in lasoo xidho iyada oo lala xiriirinayo f...

25 Maalis 20223min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
politiikan-puskaradio
rss-vaalirankkurit-podcast
viisupodi
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-asiastudio
radio-antro
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
linda-maria
the-ulkopolitist
rss-kalevi-sorsa-saation-podcast
rss-merja-mahkan-rahat
rss-tekkipodi