
Wararka maanta ee Raadiyo Sweden
Waxaa iminka caddaatay iney dalka Turkiga kulan ku wada yeelan doonaan madaxa xukuumadda Iswiidhen Ulf Kristersson (M) iyo madax-weynaha dalka Turkiga Erdogan. Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa waxaa g...
21 Loka 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Raysuul wasaraha cusub ee dalka Iswiidhan Ulf Kristersson ayaa rajaynaya in uu si degdeg ah ugu biiro gaashaan buurta NATO. Hayadda difaaca madaniga iyo diyaar garoowga ayaa asbuuca soo socda warqado ...
20 Loka 20223min

Wararka maanta ee Raadiyo Sweden
Shirkadaha guryaha Malmö ayaa bilaabay in ay qariyaan magaca cidda doonaysa in ay guri ka kiraysato, si looga fogaado in dadka aan magacyada iswidhiska ahayn la faquuqo. Kor ayay u kaceeysaa tirada da...
19 Loka 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ayaa dhammaan ku saabsan soo bandhigiddii dawladda cusub ee Iswiidhen oo salaasada maanta lagu dhawaaqey.
18 Loka 20222min

Wararka maanta ee Raadiyo Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Baarlamaanka Iswiidhen ayaa hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ugu codeeyay maanta inuu noqdo ra'iisul wasaare dalka.Xubnaha xisbiga Liberalrna ee go...
17 Loka 20223min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Afhayeenka baarlammaanka Sweden Andreas Norlén ayaa maanta war saxafadeed uu qabtay awuxuu uga warramay geeddi socodkii ay soo martay hawsha xukuumad dhisidda ka di...
14 Loka 20224min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sicir bararka ayaa weli sii kordhaya. Bishii Sebtembar ee tagtey ayuu sicir-bararku gaaray 9.7 boqolkiiba, marka loo eego tirooyinka hay'adda tirakoobka iyo saadaa...
13 Loka 20223min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kiis-maxkamadeed ka bilowday magalaada Skellefteå.Hogaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa muddo labo maalmood oo hor leh ka codsaday gudoomiyaha baarla...
12 Loka 20222min






















