Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

12 qof oo biyo ku qarqamey labadii bilood ee sannadka ugu horreeyey. Dhoofinta qalabka militariga Iswiidhen oo kordhay sannadkii hore 2024-kii. Farshaxaniiste Britta Marakatt-Labba ayaa samaysay mid ka mid ah farshaxanada ugu wanaagsan qarnigan.

Jaksot(1000)

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dowladda Sweden ayaa go’aamisay in lacago gunnooyin ah lagu kabto dadka shaqadda ugu safra gawaaridooda, dad aad u yar ayaa caawinaad ka raadsaday waaxda degdega ah ee dhimirka intii lagu guda jiro xilligii kroonaha 2020 iyo 2021 iyo warak kale kala soco boggeena

4 Touko 20222min

Waraka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Waraka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbiga Miljöpartiet ayaa la’ musharixiin uga qeyb gesha doorashooyinka degmooyinka dalka, Hay’adda qaabishan duruufaha shaqada iyo shaqaalaha ee Arbetsmiljöverket ee Iswiidhan ayaa xirtey baaritaankii warbixinnada ay hay’addu heshay ka dib rabshadihii todobaadka Easter-k iyo warar kale

3 Touko 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Xisbiga S oo raba in la kordhiyo lacagta a-kassa iyo warar kale.

2 Touko 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xayiraadihii ururka dekaddaha Sweden ay ku soo rogeen maraakiibta ruushka oo la dhaleeceeyay, Maandooriye faro badan oo laga helay dugsi lagu xannaaneeyo caruurta oo ku yaala magaalada Västerås iyo warar kale.

29 Huhti 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Bangiga qaranka ayaa sare u qaadidoona heerka dulsaarka 0.25 boqolkiiba, waxaana la saadaalinayaa in sare u kaca ku yimid lacagta dulaasrka ah ay sii socondoonto ilaa iyo sanadka 2024,Xafiiska shaqadda Sweden ayaa sheegey in ay waqtidheer ay qaadan doonto in qaxootiga Yukreyn ay shaqo bilaabaan, Iyo wararkale

28 Huhti 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Booliiska ayaa diiday codsi uu siyaasiga garabka midig ee xagjirka ah Rasmus Paludan ku doonayey inuu markale ogolaanshe u helo isusoobax gudha degmadda Trollhättan, Säpo oo ka digtey saameynta Ruushka ee dooda Nato, iyo warar kale

27 Huhti 20222min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hogaamiyaha xisbiga Libaraalka Johan Pehrson ayaa faallo ka bixisay hadal ka soo yeedhay hogaamiyaha xisbiga Christian Democrats Ebba Busch sabtidii mar ay wareysi bixineysey,Boliiska dalka Sweden ayaa xiray labo qof oo lala xiriirinayo rabshadihii ka dhacay magaalooyinka Norrköping iyo Linköping usbuucii Easterka, iyo wararkale

26 Huhti 20222min

Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Degmadda Trollhättan ayaa joojin doonta in calanka Ukraine laga suro bannaanka xarunta dowladda hoose, Siyaasiga Xagjirka ah Rasmus Paludan ayaa racfaan ka qaatay go'aanka ay booliska gobolka galbeed ku diideen codsigiisa ku aadan inuu shir guud uu ku qabto magaaalada Borås maalinimada Jimcaha ah iyo warar kale

25 Huhti 20222min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

rss-ootsa-kuullut-tasta
aikalisa
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
otetaan-yhdet
rss-vaalirankkurit-podcast
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-kuka-mina-olen
rss-podme-livebox
aihe
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rikosmyytit
the-ulkopolitist
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
io-techin-tekniikkapodcast
linda-maria
rss-mina-ukkola
rss-50100-podcast
rss-kuntalehti-podcast