
Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
In ka badan 34 bilyan oo karoon ayaa sanadkan dib loogu soo celin doonaa canshuur celinta, sida ay sheegtay wakaaladda canshuuruhu. Rag badan oo caawinaad ka doonta sidii looga gargaari lahaa iney joo...
9 Huhti 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Nin iyo wiil ay xukun maanta ku ridday maxkamadda degmada Uppsala. Booliska ayaa ku andacoonaya in ay ku guuleysteen in ay joojiyaan ku dhawaad 40 fal rabshado ah saddexdii bilood ee la soo dhaafay. D...
8 Huhti 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wasaaradda arrimmaha dibadda Ruushka ayaa ku andacootay inuu dalka Sweden qorsheeynayo in Nato ay saldhig ka furanayso Gotland. Guddiga doorashooyinka Miljöpartiet ayaa soo bandhigi doona fikirkooda h...
5 Huhti 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Ugu yaraan 12 haween ah ayaa lagu diley Sweden saddexdii bilood ee sannadka ugu horreeyey. 600 oo waraaqo la isu direy oo laga shakiyay ayaa kontrool lagu sameeyey, halka 500 oo ka mid ah laga heley n...
4 Huhti 20242min






















