Daadejinta adeegga waxbarashada ee gobolka Benaadir iyo muranka ka taagan
Adeeg Wanaag20 Joulu 2022

Daadejinta adeegga waxbarashada ee gobolka Benaadir iyo muranka ka taagan

Somaaliya waxa ay qaadatay nidaam federaal ah, kaasoo hirgelintiisu ay si muuqata u socotay tan iyo sanadkii 2013. Hase ahaatee, gobolka Benadir oo aan maqaamkiisa weli la cadeynin ayaa adeegyada dadweynaha waxaa bixinayay wasaarado kala duwan oo heer federaal ah. Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda federaalka ayaa billowday in ay adeegga waxbarashada ee gobolka Benadir u daadejiso Maamulka Gobolka Banaadir kadib is-afgarad labada dhinac ay ku kala saxiixde...

Tämä jakso on lisätty Podme-palveluun avoimen RSS-syötteen kautta eikä se ole Podmen omaa tuotantoa. Siksi jakso saattaa sisältää mainontaa.

Jaksot(64)

Saameynta Caafimaad ee Ka Dhalata Isticmaalka Dawooyinka Midabka Doorriya

Saameynta Caafimaad ee Ka Dhalata Isticmaalka Dawooyinka Midabka Doorriya

Daraasado laga sameeyey Soomaaliya iyo waayo-aragnimo nololeed ayaa lagu ogaaday in dumarka Soomaaliyeed ay dhibaatooyin badan kala kulmaan isticmaalka kareemada la isku caddeeyo. Waxyeellooyinka ka d...

28 Heinä 52min

Jaamacadda SIMAD iyo Kaalinteeda Adeegga Tacliinta Sare ee Dalka

Jaamacadda SIMAD iyo Kaalinteeda Adeegga Tacliinta Sare ee Dalka

Burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ka dib waxaa la furay jaamacado gaar loo leeyahay kuwaas oo dadaal ku bixiyey sidii ay u dabooli lahaayeen booskii hay’adaha waxbarashada ee dowladda. Tirada ja...

8 Kesä 1h 7min

Reer Miyiga Sidee Ayay U Maareeyaan Abaaraha?

Reer Miyiga Sidee Ayay U Maareeyaan Abaaraha?

Dhammaadka sanadkii hore, dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad abaareed in uu dalku galay, kadib markii ay baaqdeen roobabkii deyrta, iyo xilliga kuleylaha jiilaalka ee ka dambeeya...

6 Touko 29min

Sidee u shaqeeyaa adeegga lacag-bixinta degdegga ah?

Sidee u shaqeeyaa adeegga lacag-bixinta degdegga ah?

Inkastoo ay Soomaaliya horumar ka sameysay adeegga bangiyada iyo shirkadaha kale ee ka shaqeeya arrimaha lacagaha, haddana dadweynaha iyo ganacsatada waxa ay culeys ku qabeen in lacagaha la isaga kala...

7 Huhti 1h 1min

Sidee Loo Kordhin Karaa Dakhliga Canshuuraha ee Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado?

Sidee Loo Kordhin Karaa Dakhliga Canshuuraha ee Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado?

Degmada Cadaado waxa ay ka mid tahay degmooyinkii ugu horreeyay ee Dowlad-goboleedka Galmudug oo maamul iyo hay’ado shaqeeya yeesha. Dowaldda hoose ee degmadu waxa ay qaaddaa canshuur kala duwan, si a...

13 Maalis 32min

Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed?

Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed?

Xogaha kala duwan ee muwaadiininta ku saabsan waxaa gacanta ku haya hay’ado kala duwan, kuwaas oo dowli ah ama aan dowli aheyn. Waxaa lagama maarmaan ah in xogahaasi aan loo adeegsan si ka baxsan inta...

2 Maalis 36min

Af Soomaaliyeynta Erayada Loo Adeegsado Garaad-Gacmeedka (AI)

Af Soomaaliyeynta Erayada Loo Adeegsado Garaad-Gacmeedka (AI)

Adeegsiga Artificial Intelligence ama Garaad Gacmeedka ayaa dunida aad ugu baahay sanadihii ugu dambeeyay. Soomaaliya, Garaad Gacmeedka waxaa loo aadgsadaa qeybo kala duwan. Sidaas oo ay tahay, ereyad...

22 Tammi 38min

Muxuu ka Shaqeyn Doonaa Guddiga Tacliinta Sare ee Dalka?

Muxuu ka Shaqeyn Doonaa Guddiga Tacliinta Sare ee Dalka?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan ansixiyey Guddiga Tacliinta Sare ee dalka, kaas oo ka shaqeyn doona hagidda iyo horumarinta hey’adaha tacliinta sare ee dalka. Qeybtan ...

8 Joulu 20251h 6min

Suosittua kategoriassa Koulutus

rss-murhan-anatomia
psykopodiaa-podcast
voi-hyvin-meditaatiot-2
rss-arkea-ja-aurinkoa-podcast-espanjasta
rss-vapaudu-voimaasi
kesken
adhd-podi
ilona-rauhala
rss-liian-kuuma-peruna
aamupore
jari-sarasvuo-podcast
rss-koira-haudattuna
psykologia
rss-hereilla
leikitaanko-laakaria
rss-tietoinen-yhteys-podcast-2
rahapuhetta
rss-niinku-asia-on
aamukahvilla
rss-metropolia-ammattikorkeakoulu