
Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Toddobaadka kooxaha qoob ka ciyaarka oo ka socda degmadda Malung ee gobolka Dalarna. Ciyaaryahanka darajada kowaad ee kubadda Tennis oo la ganaaxay 18 bilood. Muse Abdulkadir Muse iyo dabaasha maxaa k...
18 Heinä 20233min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Tartanka Gothia cup oo maanta ka furmaya magaaladda Göteborg. Dadka qabatimay maandooriyaha oo khasabka lagu dabiibo la soo jeediyay in la xoojiyo. Cabirka fekerku ma ahan mid aan xuduud lahayn, ayuu ...
17 Heinä 20233min

Waraka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Viktor Karlsson waa 16 jir hibo leh oo lala socodsiiyay inuu dayrta jaamicadda Chalmers bilaabi doono. Magaca magaaladda Gävle ayaa ah midka sideedaad ee magac magaalo oo ku jira heeso lagu luuqeeyo S...
14 Heinä 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waalidiinta ku nool agagaarka xaafadda Bäckby ee magaalada Västrås oo ka qeyb qaadanaya siddii ay carruurtu u dareemi lahaayeen ammaan. 4 nin oo lagu ridey xukunno kala duwan kadib markey hub ku samee...
13 Heinä 20233min

Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio Sweden
Xubinimada Iswiidhen ee Gaashaanbuurto NATO oo haatan ku xiraninay ansixiyaan baarlamaanada labada dal ee Turkiga iyo Hangari, islamarkaana qaadato dhowr bilood. Qaar ka mid ah waalidiinta ku dhaqan x...
12 Heinä 20232min

Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio Sweden
Ka dib ogolaanshihii Turkigu ee codsiga Iswidhan ee Nato, ayaa qoraalol wadajir ah oo ku saabsan todoba qodobadalagu heshiiyey lagu daabacay bogga internet-ka ee Nato. Booliska Helsinborg ayaa ogolaad...
11 Heinä 20234min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Toogashooyin dad lagu dilay oo dhacay dhammaadka toddobaadkii na dhaafay. Xirfadda la dhowray ee shaqada kalkaalisaha darajada hoose oo lahayn nushahar kordhin. Koriimmada dalkii Soomaaliya iyo tan ha...
10 Heinä 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dadka qaar ee codsada gubista kutubta diimaha ayay ka tahay ku dayasho in la sheeg sheego, sida uu sheegay aqoonyahan ku xeel dheer cilmi nafsiga. Malmö oo marti gelineysa Eurovision 2024. Ardeyda dhi...
7 Heinä 20233min






















