
Wararka maanta iyo Sweden
Haweeney lagu xukumay xabsi daain. Haween badan ayaa lagu heley dambiyada hubka. Booliska oo ka digaya hubka ciyaalka ee Halloween.
29 Loka 20242min

Wararka maanta iyo Iswiidhen
Markab ku degay Göteborg. Dab baabi'iyey gawaaari badan. Nin lagu soo oogay qaraxyo ka dhacay Göteborg.
28 Loka 20241min

Wararka maanta iyo Iswiidhen
Dhacdooyin hanjabaad ah ayaa sababay in maktabadda Malmö la xiro. Hawlgalka booliska ee ka dhanka ah goobaha massage. Nin dhallinyaro ah oo uu dhaawac halis ah ka soo gaaray toogasho ka dhacday Norrk...
25 Loka 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Shaqaale ka shaqaynayay dugsi xanaano oo ku yaala degmada Stenungsund ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay kufsi caruureed. Qof kale ayaa loo taxaabay xabsiga iyadoo looga shakisan ya...
24 Loka 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Tirada qoysaska helay kaalmada kirada guriga ayaa hoos u dhacday 21 boqolkiiba shantii sano ee la soo dhaafay. Amiiradda Madeleine waxay si ku meel gaar ah sii qabanaysaa xilka boqorka Boqorka Carl XV...
23 Loka 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Nin 40 jir ah ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray toogasho ka dhacday Huskvarna xalay. Wasiirka maaliyadda Elisabeth Svantesson (M) ayaa marka laga soo tago shaqadeeda wasiirnimo, sidoo kale noqon do...
22 Loka 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Sweden waxay hoos ugu dhacday 14 boos afar sano gudahood ee tusmada sinnaanta caalamiga ah ee ururka Oxfam. Axaddii shalay ayuu dhacay imtixaankii dayrta ee jaamacadda. 62,000 qof ayaa iska diiwaan ge...
21 Loka 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Sagaal qof oo ku nool magaalada Kalskrona oo ay ku jiraan dhowr carruur ah ayaa xanuunsaday ka dib markii ay cuneen doolshe habeen hore. Wiil 17 jir ah ayaa lagu soo oogay tuhun ah inuu nin 20 jir ah...
18 Loka 20242min






















