Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

SMHI oo soo saartay digniin ku saabsan roobab ka da'a Götaland. Ku dhawaad 500 oo rakaab oo ku xanibmay saldhiga tareen duleedka Skellefteå. Ryanair oo ka fiirsanaysa kordhinta gunno ay siiso shaqaalaheeda socda rakaabka wata shandadaha waaweyn.

Jaksot(1000)

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhammaan tareenada isaga goosha Stockholm-Uppsala waa la joojinayaa dhowr maalmood. Nin rumaan loo dhigay dil dhacay toban sano ka hor. Saab oo qorsheynaysa inay shaqaaleysiiso in ka badan 3,000 oo qo...

24 Loka 20251min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Ukun suuqa laga saarayo markii la helay salmonella. Shan arday oo dhigta dugsiga Lundsbergs oo jirdil lagu eedeeyey. Dhowr khalad oo ku yimid nidaamka Millennium.

23 Loka 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Labo bam gacmeed oo Borås laga helay Bam gacmeed laga helay bannaanka guri dad badan degan Eslöv. Xarunta gargaarka degdegga Umeå oo dhiqle looga shakiyey.

22 Loka 20251min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Beer xashiishad ahoo laga helay tuullo ku taalla Skåne. Baraf si lama filaan ah u soo da'a oo laga digayo. Baaritaano dheeraad ah oo ku socda dhallinyaro ku sumoowdey khamri.

21 Loka 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Heshiiska kirada sannadka 2026 ee agagaarka Stockholm oo la gaaray. Xisbiga Miljöpartiet oo doonaya iney horey u riixaan ogolaanshaha sharciga joogtada ahi. Nin la runsan yahay inuu yahay hogaamiyaha ...

20 Loka 20252min

Maanta iyo wararka Sweden

Maanta iyo wararka Sweden

Nin isagoo maqan xukun rummaana loogu xukumey tuhun la xiriira dilkii Salwan Momika. Korodh weyn oo ku yimid dhacdooyinka drönaraha. Hanna Glas oo ka fariisatay ciyaaraha xulka qaranka.

17 Loka 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Tirada dadka guriga lagu daryeelo oo sii kordheysa. Haween lagu iibiyo Facebook. Bandhigga aflaanta Yuhuudda Malmö oo la joojiyay.

16 Loka 20252min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Afar qof ayaa xarun migrationsverket laga fakiyay. Qiimaha miciishada oo bishii labaad si taxana hoos ugu dhacday. Dadka dambiyada bulshada dhexdeeda ka dhaca ka walwalsan oo kordhay.

15 Loka 20251min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-asiastudio
otetaan-yhdet
rikosmyytit
the-ulkopolitist
rss-mina-ukkola
linda-maria
radio-antro
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-merja-mahkan-rahat
popcorn-with-esko
rss-polikulaari-humanisti-vastaa-ja-muut-ts-podcastit
rss-50100-podcast