12/9 Podd-ka maanta

12/9 Podd-ka maanta

Jessica Stegrud SD, ayaa maanta kulan wada-xaajood ah la yeelatay Linda Lindberg. Waxaa kor u kacay dadyoowgii dalxiiska ku iman jirey Sweden. Wasaaradda arrimmaha dibadda Sweden ayaa shalayto u yeertay daljiraha dalka Ruushka u fadhiya Sweden.

Jaksot(500)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin Iswiidhish ah oo looga shakiyey dambiyo argagixiso oo ka dhacay Jarmalka. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Kristianstad. Iswiidhish laga soo daadgureeynayo Qaza.

7 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dhowr qof oo la xiray ka dib toogasho ka dhacday Katrineholm. Haweeney lacago badan ka qiyaameeysay Qasnada Ceymiska. Dhalinyaro badan oo lagu meeleeyay xarumaha Sis.

6 Elo 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin la qabtay kadib dabkii ka kacay Hultsfred. Darawal bas oo ku dhintay shil ka dhacay Trelleborg. Qiimaha cunada oo aan isbedelin bishii Luulyo.

5 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Tirada hanjabaadaha iyo rabshadaha ka jira xabsiyada ayaa aad u kordhay. Qiimaha guryaha oo hoos u dhacay bishii Luulyo. Duufaanta Floris oo ku soo socota Iswiidhen.

4 Elo 20253min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xisbiga oo SD oo diiday in la hakiyo heshiiska ganacsiga ee Israaiil. Meyd laga helay kaynta degmada Enköping. Gabar yar oo cisbitaal loola cararay kadib markii uu weeraray eey.

1 Elo 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nidaamka cusub ee xuduudaha oo dhawaan galayo. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla Malmö. Xeerarka dareeraha ee duullimaadyada oo isbdel ku yimid.

31 Heinä 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xisbiga Socialdemokraterna oo doonayo in Qaza uu gaarsiyo caawimaad. Ganacsiga tafaariiqda ee iibka dukamaada oo kordhay bishii Juun. Kumanaan kalluun oo ku dhintay wabi ku yaalla Laholm.

30 Heinä 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin dhalinyaro ah ayaa lagu xukumay xabsi daain kadib markii uu dilay nin 25 jir ah. Qof ayaa loo xiray tuhun ah isku day dil, kadib toogasho ka dhacday guri ku yaal Södertälje. Wax-soo-saarka guud ee...

29 Heinä 20252min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
politiikan-puskaradio
tervo-halme
rss-podme-livebox
rss-vaalirankkurit-podcast
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
otetaan-yhdet
the-ulkopolitist
rss-asiastudio
rikosmyytit
aihe
rss-merja-mahkan-rahat
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-aijat-hopottaa-podcast
rss-sanna-ukkola-show-verkkouutiset
rss-vain-talouselamaa