
Wararka maanta iyo Sweden.
Raadiyaha Iswiidhan oo booqasho ku joogta degmada Boden, arday lagu weeraray middi iyo warar kale.
10 Syys 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Xannibaadaha Covid-19 oo la qaadayo, Dowladda oo balaayiin ku bixinaysa cayrta & daryeelka dadka waawayn, Siciido Mooge oo talo siisay Xisbiga S ee ay ka tirsan tahay.
9 Syys 20212min

Wararkii ugu dambeeyey & Sweden
Dowladda oo kordhinaysa lacagta la siiyo dadka jirrada ku maqan, isbitaallada oo culays ka dareemaya cudurrada carruurta & Xulka Sweden oo aan Jannaayo aadaynin dalka Qadar.
8 Syys 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Shaqooyin dad qabta loo baahan yahay, imtixaannada jaamacadaha oo dhijitaal laga dhigayo, tagsiile xabsi la dhigay kaddib markii uu kufsaday gabar rakaab ah.
7 Syys 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Sweden oo usii dhowaanaysa usoo bixitaanka Koobka Adduunka, dugsiyada oo uu kusii fidayo cudurka Covid-19 & dadka xaafadda Angered oo ka hadlaya qaadashada tallaalka oo la sheegay inay ku liitaan.
3 Syys 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Gobol soo rogaya in qofkii aan tallaalnayn aan shaqo la siinin, Sweden oo shaacisay da'da uu haatan ku badan yahay cudurka Covid & Sweden oo caawa Spain ku wajahaysa kulan adag.
2 Syys 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Dadka dhashay 90-kii & 2000 oo suuxa marka la siiyo tallaalka Covid-19, niman lagu qabtay beer xashiis ah oo la xukumay & caymis dalabka daadadkii Gävle oo aad u kordhay.
1 Syys 20212min






















