
Wararka raadiyaha Sweden
Soomaali badan oo aan wali is talaalin oo haatan doonaya inay is tallaalaan, dab qabsaday guri dabag ah oo ku yaalla Ånge iyo Feyraska koroona oo saameeyay suuqyada saamiga.
26 Marras 20212min

Wararka raadiyaha Sweden
Saciida Moge oo soo dhoweysay xilka Magdalena loo magacaabay, EMA oo talaalka Pfizer-biotech ansixin u doonaya iyo dhaliil loo jeediyey Iskuul cusub oo Borlänga laga furay.
25 Marras 20212min

Wararka raadiyaha Sweden
Magdalena oo taarikhda gashay & xogo ku saabsan dhacdadan. Booliska Uddavalla oo fashiliyay qarax miino.
24 Marras 20212min

Wararka raadiyaha Sweden
Gabar Soomaali ah oo abaalmarin lagu siiyay hal-abuur. Wasiirrada EU oo ka shiray arimaha covid-19 & tallaalka 3-aad + Iskuul walxo kiimiko ah lagu arkay oo caruurtii laga badbaadiyey.
23 Marras 20212min

Wararka raadiyaha Sweden
Boqorka Sweden oo abaalmarin siiyey gabar Soomaali ah, S iyo V oo aan wali heshiis ahayn + afhayeenka oo soo gudbiyey Magdalina, iyo 20-ruux oo bas ku dhaawacmay.
22 Marras 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Xisbiga L oo isku khilaafsan la shaqaynta SD, 2 muwaadin oo Swedish ah oo Itoobiya lagu xirey & laba walaalo ah oo basaasnimo lagu haysto oo maxkamad lasoo taagey.
19 Marras 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Isu imaanshaha wixii ka badan 100 qof oo laga rabi doono shahaadada Covid, nin qirtay inuu dil & dhaawac u gaystey ilmo uu dhalay + Jamciyadda Booliiska oo ka hadashay sababta askar rukhsaysatay.
17 Marras 20212min






















