Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Maanta waxaa kulmaya wufuud ka kala socota Sweden,Finland iyo Turkiga si ay uga doodaan shuruudaha Turkigu uu ku xiray labada wadan si uu u ansixiyo codsigooda ku biiritaanka NATO. iyo wararkale

Jaksot(1000)

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Poland oo iibsanaysa maraakiibta quusta ee SAAB. Nin yar oo dacwad dil lagu soo oogay. Barfuunnada Sweden lagu gado oo badanaa xaasxaasiyad keena.

26 Marras 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Haweeney lagu dhaawacay magaalada Örebro. Wiil yar oo boolis u isticmaalay hubka koronta ee qofka ka gariiriya. Danmark oo xukun adag kufulisa dambiileyaasha iswiidhishka.

25 Marras 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Shilkii baska Stockholm oo la ogaaday in uuna kas ahayn. Wariye katirsan P4 Kalmar oo loo hanjabay. Liberal-ka oo sheegay in ayna taageerayn xukuumad ay wasiiro ka yihiin Sverigesdemokraterna.

21 Marras 20252min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Kubbada ciida ee laliska oo swedish ku guulaystay. Basku ku rogmaday magaalada Storuman Nin lagu xukumay 7 sano

21 Marras 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Baraf ka daaya qaybo badan oo koonfurta koonfur bari iyo bariga Iswiidhan. 23 jir lagu soo oogay dacwad la xirriirta dambiyo argagixiso oo halis ah. Nin isagana dacwad maandooriyo lagu soo oogay oo la...

20 Marras 20253min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xisbiga Cenpterpartiet-ka oo xoghaye cusub yeeshay. Wiilsha kubbadda cagta Iswiidhen oo groupp-kooda kaalintaugu hooseeysa ka galay. Tirada dukaamada la booqdo si wax looga soo iibsado oo hoos u dhacd...

19 Marras 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Nin wado cirriiri aheyd ku soo kaadiyey oo 800 kr la ganaaxay. 26 jir ah lagu soo oogay dacwad dil ah oo u geeystay shaqaalaha Ambalaasta. Västra Götaland ah oolafilayo in uu ka da'do baraf badan.

18 Marras 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Saddexdii qof ee ku dhintay shilkii bask ee jimcihii ka dhacay Stockholm oo la aqoonsaday. Dumarka Iswiidhan oo shaqeeya 49 daqiiqo oo bilaash ah maalin kasta. Qof boolisku xiray isagoo sarqaansan oo ...

17 Marras 20252min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-asiastudio
otetaan-yhdet
rikosmyytit
the-ulkopolitist
rss-mina-ukkola
linda-maria
radio-antro
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-merja-mahkan-rahat
popcorn-with-esko
rss-polikulaari-humanisti-vastaa-ja-muut-ts-podcastit
rss-50100-podcast