Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Dawladda Iswiidhen waxay soo jeedinaysaa in hub dheeraad ah la geeyo Ukreyn waxayna maanta u gudbisay baarlamaanka hindise sharciyeedka wax ka bedelka miisaaniyadda si loo taageero difaaca Ukreyn. SD oo mooshin ka keentey Morgan Johanson wasiirka Cadaaladda Iswiidhen, iyo nin ruumaanka loo dhigey dil dhacay 25 sano ka hor.

Jaksot(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xukuumadda ayaa doonaysaa hirgelinta xarumo taageero oo lagula tacaalo tacaddiga sharafka dhammaan gobollada dalka. Iswiidhan waxay cambaareyneysa qorshaha degaanka ee Daanta Galbeed. Ganacsiga second- hand-ka oo kordhay.

22 Elo 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin hanjabaad udiray iskuul kuyaal magaalada Halmstad oo la qabtay. Nin lagu tuhunsan yahay in uu argagixisada maalgaliyo oo dacwad lagu soo oogay. Carruurta Iswiidhen ku dhalanaysa oo yaraatay.

21 Elo 1min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

1,050 qof oo loo aqbalay in ay bilaabaan tababarka booliska dayrtan. Wiil 17 jir ah oo lagu xukumay 8 sano oo xabsi kadib dilkii ka dhacay Malmö. Qiimaha korontada ayaa ku sii socda heerar cusub oo sareeya cirifyada koonfur ee Iswiidhen.

20 Elo 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Hal qof oo lagu tuhunsan yahay dilkii ka dhacay Örebro ayaa la xiray. Xisbiga Centerpartiet ayaa jawaaba uga fadhiya wasiir Forssmed diyaargaroowga Iswiidhen ee ku saabsan cudurada faafa. Buurnida oo ah khatarta ugu weeyn ee wadne xanuunka.

19 Elo 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin kooxa dambiilayaasha katirsan ayaa laga soo dhiibay Chile lana keenay Iswiidhen. Waxaa maanta furmay kiiska maxkamadaynta lataliyihii hore amniga qaranka , Henrik Landerholm. Ilmo yar oo shil gaari ku dhintay magaalada Nyköping.

18 Elo 1min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dadka qaadacaya iibsiga khamriga Mareykanka oo sii kordhaya. Shacabka aagga Stockholm oo lagu boorriyay in ay yareeyaan isticmaalka biyaha. Digniin ku saabsan roob onkod wato oo ka da'ayo qaybo ka mid ah Iswiidhen.

15 Elo 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Booliis lagu tuhmay khalad dhanka shaqada. Miino nooca badda oo duug ah oo lagu qarxiyay Karlstad. Masas laga helay gobolka Halland.

14 Elo 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Khatarta dabka kaymaha oo aad u weyn. Duplantis oo jabiyay rikoodh adduunka oo cusub. Safiirka Israiil oo Iswiidhen codsi u soo gudbiyey.

13 Elo 2min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

rss-ootsa-kuullut-tasta
aikalisa
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
otetaan-yhdet
rss-podme-livebox
rss-vaalirankkurit-podcast
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rikosmyytit
the-ulkopolitist
radio-antro
rss-uusi-juttu
rss-kovin-paikka
rss-kaikki-uusiksi
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
aihe
rss-pallo-keskelle-2
rss-merja-mahkan-rahat
rss-raha-talous-ja-politiikka