Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warkii oo kooban

Sweden iyo Finland ayaa maanta oo isniin ah kula kulmi doona xarunta gaashaanbuurta Nato wafdi ka socda dalka Turkiga si ay uga wadahadlaan diidmada Turkiga ee dalalkaasi ey ku doonayaan ku biiritaanka gaashaanbuurta NATO. 98 dhakhaatiir ah oo shahaadooyinkooda ka soo qaatay waddan ka baxsan Middowga Yurub iyo waddamada lagu magacaabo aagga dhaqaalaha Yurub (EU/EES) ayaa lagu ansixiyay imtixaanka aqoonta qoraalka ee sannadkan - waana saamigii ugu badnaa ee ku guuleeysta imtixaan noocan ah. Cunnada ciidda bartammaha kuleylaha oo sannadka ugu qaalisan.

Jaksot(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xayiraadihii ururka dekaddaha Sweden ay ku soo rogeen maraakiibta ruushka oo la dhaleeceeyay, Maandooriye faro badan oo laga helay dugsi lagu xannaaneeyo caruurta o...

29 Huhti 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Bangiga qaranka ayaa sare u qaadidoona heerka dulsaarka 0.25 boqolkiiba, waxaana la saadaalinayaa in sare u kaca ku yimid lacagta dulaasrka ah ay sii socondoonto il...

28 Huhti 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Booliiska ayaa diiday codsi uu siyaasiga garabka midig ee xagjirka ah Rasmus Paludan ku doonayey inuu markale ogolaanshe u helo isusoobax gudha degmadda Trollhätt...

27 Huhti 20222min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hogaamiyaha xisbiga Libaraalka Johan Pehrson ayaa faallo ka bixisay hadal ka soo yeedhay hogaamiyaha xisbiga Christian Democrats Ebba Busch sabtidii mar ay wareysi ...

26 Huhti 20222min

Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Degmadda Trollhättan ayaa joojin doonta in calanka Ukraine laga suro bannaanka xarunta dowladda hoose, Siyaasiga Xagjirka ah Rasmus Paludan ayaa racfaan ka qaatay g...

25 Huhti 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Hogaamiyaha xisbiga KD oo dhaleecayn u soo gudbisay booliska iyo warar kale. Sixitaan: Warkan oo aan siideyney 22kii bishii April erayga Iswiidhishka ee "Islamister" oo ay hogaamiyaha Kristen Demokrat...

22 Huhti 20223min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Iswiidhish- Soomaali raba in ay dacwad ka gudbiyaan Paludan iyo warar kale.

21 Huhti 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Sagaal sanno oo xabsi ah ayaa lagu xukumay shakhsigii magaalada Uddevalla ee 5000 oo qof u surtogeliyay in ay maandooriye ka iibsadan internetka iyo warar kale.

20 Huhti 20222min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
politiikan-puskaradio
tervo-halme
rss-vaalirankkurit-podcast
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-podme-livebox
rss-asiastudio
otetaan-yhdet
linda-maria
the-ulkopolitist
radio-antro
rss-raha-talous-ja-politiikka
rss-sanna-ukkola-show-verkkouutiset
rss-girls-finish-f1rst
rss-kaikki-uusiksi
rss-skn-parhaat