Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

  • Xisbiga Socialdemokraterna ayaa ballanqaaday in ay tallaabo adag ka qaadi doonaan kooxaha gaangiska ah iyo inuu doonayo in tusaale ahaan loo fududeeyo in baabuur qaali ah lagala wareegi karo kooxahaa. Iswiidhen ayaa billadda maarta ku qaadatay horyaalka adduunka ee dhallinyarada xeegada barafka ee adduunka ka dib markii ay 3-1 kaga badisay kooxda Czech Republic. Telefonnada gacanta (Mobilka ) ayaa laga mamnuucay isticmaalkiisa aradada Iskuulladda dalka Iswiidhen.

Jaksot(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Sicir-bararka oo hoos udhacay bishii November . Xukuumadda Sweden oo rabta in loo soo gudbiyo dadka hantida ku leh waddanka dibadiisa. Lammaane 70-jirro ah oo laga dhacay lacag dhan 1 milyan.

4 Joulu 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Hargabka shimbaraha oo ka jira koonfurta Sweden. Nin kun sim-kaardh u diwaangashanaayeen oo la dacweeyay. Nin laaluush ku qaadan jirey hubinta gawaarida oo dacwad lagu soo oogey.

3 Joulu 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codbixiyeyaasha oo muhiim u arka daryeelka caafimaadka doorashada soo socota.Nin weerar in uu ku qaado rabay Eurovision 2020 oo waxbarashada laga joojin rabo.Nin saaxiibkii dilay oo lagu maxkamadeeyay Kalmar.

1 Joulu 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Boostada oo qabata daroogo badan.lafo badan oo ku jajabey sibiibaxasho.Bannaanbixii Salem oo dib u soo noolaanaya.

1 Joulu 20253min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Labadii qof ee loo qabtay qaraxii Norrköping oo la iskafasaxay. Shirkado badan oo waxaa jira been abuur ah oo dadka lacag horumaris ah ka dalbada. Maxkamadaha oo hanjaabado badan loo diray.

28 Marras 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Booliska gobolka galbeed oo qabtay lacag kaash ah badan. Tubaakada oo aad loo isticmaalo Silbasho imaan karta habeenka jimcaha soo galayo

27 Marras 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Poland oo iibsanaysa maraakiibta quusta ee SAAB. Nin yar oo dacwad dil lagu soo oogay. Barfuunnada Sweden lagu gado oo badanaa xaasxaasiyad keena.

26 Marras 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Haweeney lagu dhaawacay magaalada Örebro. Wiil yar oo boolis u isticmaalay hubka koronta ee qofka ka gariiriya. Danmark oo xukun adag kufulisa dambiileyaasha iswiidhishka.

25 Marras 20251min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-kuka-mina-olen
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
politiikan-puskaradio
rss-vaalirankkurit-podcast
otetaan-yhdet
rikosmyytit
rss-podme-livebox
aihe
radio-antro
rss-raha-talous-ja-politiikka
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-merja-mahkan-rahat
rss-skn-parhaat