Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

  • 220 arday ee dhigata dugsiga dhexe ee "Nya Raketskolan" ee ku yaalla Kiruna ayaa loo oggolaaday inay guriga joogaan ka dib markii ururka macallimiinta ay codsadeen in la' joojiyo howlaha Iskoolkan, sababtoo ah waxay rumaysan yihiin in caafimaadka shaqaaluhu khatar ku jiro. Wadahadallada u dhaxeeya "afarta xisbi ee raba in ay beddelaan xukuumadda xisbiga Socialdemokraterna ay hoggamiyaan ayaa wadda wadahadalladoodii "qaab wax dhisid ah, sida qorshuhu yahay", ayuu xoghayaha xisbiga Moderaterna Gunnar Strömmer u sheegay saxafiyiinta isugu yimid xarunta xisbiga ee Stockholm. Hay'adda qaan soo celinta Iswiidhen Kronofogden ayaa masaafo kaga qaadi kartaa dadka deymaha lagu leedahay iyada oo aan looga shakin dembi la taaban karo.

Jaksot(1000)

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Carruurta oo lacagta waalidkood ku iibsata lacag dijitaal ah. Iswiidhish argagixso darteed loogu maxkamadeeynayo Denmark. Daraasad: Kafeygu oo yareyn kara halista wadne garaaca aan caadiga ahayn.

12 Marras 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro laga tashkiiliyo xarumaha daryeelka dhallaanka. Wiil qirtay ka mid ahaanshaha urur argagixiso. Tirada dadka ka weyn 65 ee shaqeeya oo sii kordheysa.

11 Marras 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Häcken oo noqotay horyaalka dumarka ee Allsvenskan. Qarax lala xiriirinayo kooxo gaangiska oo ka dhacay Luleå. Rekoodhka kubbadda cagta.

10 Marras 20251min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Salwan Najem oo kicin koox qowmiyadeed loogu xukumay ganaax.Nin dilay haweeney 60 jir ah oo xabsi daa'in lagu xukumay. Shirkado dowladu leedahay oo aan sameeyn ka hor ku filan ka hortaga takoorka.

7 Marras 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Sicir-bararkii bishii oktoober oo waxba iska beddelin. Isbitaalka Uppsala oo ku booriyey in siddii caadiga aheyd daryeel loogu doonto. Heyadda IVO oo howlaheeda ka gungaarista lagu dhaleeceeyey inay muddo dheer qaadato.

6 Marras 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Heerka dulsaarka oo lagu dhaafay 1.75%. Degmada Stockholm oo sannadkan gaartey go'aaanno safar-joojin ku meelgaar ah oo ku wajahan carruurta. Qof kasta oo taxaddar la'aan ah ama khiyaameeya gunnooyinka shaqo la'aanta oo heli kara ganaax.

5 Marras 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Koox diimeedka Jehovasvittnen oo deeqda dowladda waayi doona. Madax qolfoof ah oo laga helay Foorno. Kansar badan oo laga helay goobaha dhaqaalahoodu wanaagsan yahay.

4 Marras 20251min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Cusbo badan oo caafimaadka waxyeeleysa. Biraha dib loo warshadeeyo ee dadka dhintay ee la gubo malayiinlaga sameeyo. Haweeney ka shaqeeya guryaha daryeelka oo xatooyo ku eedeysan.

3 Marras 20252min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-kuka-mina-olen
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
otetaan-yhdet
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
rss-vaalirankkurit-podcast
aihe
rikosmyytit
radio-antro
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
linda-maria
rss-skn-parhaat