Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Afhayeenka baarlamanka Iswiidhen Andreas Norlén oo mar kale loo doortay inuu jagadaasi sii hayo afarta sannadood ee foodda innagu soo haysa. Ugu yaraan 15 qof oo deggenaa xaafadda Biskopsgården iyo toban kale oo ku dhaqnaa nawaaxiga Lundby iyo Backa ee xaafadda Hisingen ee magaalada Göteborg, ayaa horey ugu biirey ururka xagjirka ah ee Daacish ee ka dagaalama Suuriya. Iyo warar kale

Jaksot(1000)

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Sicir-bararkii bishii oktoober oo waxba iska beddelin. Isbitaalka Uppsala oo ku booriyey in siddii caadiga aheyd daryeel loogu doonto. Heyadda IVO oo howlaheeda ka gungaarista lagu dhaleeceeyey inay muddo dheer qaadato.

6 Marras 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Heerka dulsaarka oo lagu dhaafay 1.75%. Degmada Stockholm oo sannadkan gaartey go'aaanno safar-joojin ku meelgaar ah oo ku wajahan carruurta. Qof kasta oo taxaddar la'aan ah ama khiyaameeya gunnooyinka shaqo la'aanta oo heli kara ganaax.

5 Marras 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Koox diimeedka Jehovasvittnen oo deeqda dowladda waayi doona. Madax qolfoof ah oo laga helay Foorno. Kansar badan oo laga helay goobaha dhaqaalahoodu wanaagsan yahay.

4 Marras 20251min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Cusbo badan oo caafimaadka waxyeeleysa. Biraha dib loo warshadeeyo ee dadka dhintay ee la gubo malayiinlaga sameeyo. Haweeney ka shaqeeya guryaha daryeelka oo xatooyo ku eedeysan.

3 Marras 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Wayeel badan oo hela codsiyada inkassokrav. Sicir bararka oo saameeya jeebka gunnada ee carruurta. Malmö, Göteborg iyo Stockholm oo diiday iney la kulmaan iskuduwaha dowladda ee la xirriira dib u celinta ikhtiyaariga ah.

31 Loka 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

30 Loka 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Labo qof oo iswiidhish ah oo lagu haysto falal argagixisanimo. Dhaqaalaha Sweden wuxuu u koray si ka dhakhso badan sidii la filayay. Nin geeriyooday markuu kuu dhacay gaari haan ah.

29 Loka 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Tareen istaagay daad dartii. Sababta keentay koronto la'aan ka dhacday farasmagaalaha Stockholm. Boliis diiday in uu tago goobtiisa shaqada.

28 Loka 20251min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-vaalirankkurit-podcast
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-kuka-mina-olen
rss-podme-livebox
politiikan-puskaradio
otetaan-yhdet
rikosmyytit
rss-merja-mahkan-rahat
aihe
viisupodi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-raha-talous-ja-politiikka
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-50100-podcast